XISBIGA WADANI EE UU KU QABTAY SEATTLE WASHINGTON. XAFLADAN OO AHAYD TII UGU WAYNAYD XISBIGA WADANI KU QABTO SEATTLE AYAA WAXA KA SOO QAYB GALAY BULSHA WAYNTA SOMALILAND EE KU DHAQAN GOBOLKAN WASHINTONG.
XISBIGA WADANI EE UU KU QABTAY SEATTLE WASHINGTON. XAFLADAN OO AHAYD TII UGU WAYNAYD XISBIGA WADANI KU QABTO SEATTLE AYAA WAXA KA SOO QAYB GALAY BULSHA WAYNTA SOMALILAND EE KU DHAQAN GOBOLKAN WASHINTONG. XAFLADAN AYAA WAXA QUDBADO KALA DUWAN KA SOO JEEDIYAY MADAXDA XISBIGA WADANI EE GOBOLKAN IYO GUDOOMIAYAHA XISBIGA WADANI CABDIRAHMAN MAXAMED (CIRRO) OO KALA QAYB GALAY QADKA TELEFONKA ISAGA OO KU SUGAN MAGAALDA HARGEYSA: