Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa u Hoyday Wajaale, Barrina maridoona Alaybaday iyo Baligubadle.
Posted by abdi on January 15 2015 16:49:01

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) Ayaa Caawa u hoyday Degmada Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley.


Extended News

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) Ayaa Caawa u hoyday Degmada Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley, ka dib markii uu soo dhameystay Safar qaaday Hal maalin oo uu ku tagay Maanta Borama.

Safarka Madaxweynaha ayaa ah Mid Kormeer uu ku soo Marayo gobolada Dalka isaga oo Socdaalka maanta ka bilaabay magaalada Borama ku Tagidoona Gobolka Sanaag ee Cerigaabo isaga oo xadhiga ka jaraya Waddo 30KM oo Xukumadu Dhistay.

Madaxweynaha ayaa Barri sii Maridoonta Degmooyinka Alaybaday, iyo baligubadle isag aoo u sii dhaafidoona Gobolka Sanaag.


Hargeysa Online.