Baal Dahaba 18 May 2016 Dalka Finland Iyo Caisa Center Of The Culture In Finland.
Posted by ifraax on May 15 2016 04:26:43
Baal Dahaba 18 May 2016 Dalka Finland Iyo Caisa Center Of The Culture In Finland.
Extended News

Baal Dahaba 18 May 2016 Dalka Finland Iyo Caisa Center Of The Culture In Finland.
Aniga O Ah Godomiyaha Ictiraafka Somaliland E Dalka Finland Marwo Samia Muse Iyo Mudane Abdi Asis Isse O Ah Producer Of Kultuurikeskus Caisa Waxaa Sharaf Weyen Noo Ah Inaad Nagala Soo Qabeyb Gashaan Sannad Guurada 25 Ee 18 May Somaliland 2016.
Waxaa Munaasibadan Noo Fudaydisay Kultuurikeskus Caisa O Ka Tarsin Golaha Degaanka Ee Helsinki O Qayeb Libaax Nagala Qaadatay Qabanqaabda 18 May 2016 E Finland. Kultuurikeskus Caisa Waa Caisa Center Of The Culture Waxaanay Muddo 20 Sano Xidhiidhi Fiican La Leedahay Ajaanibta Ku Dhaqan Dalka Gaar Ahaan Finland.
Waxaa Dabaal Daga 18 May Nagla Qayeb Qaadan Doona Fanaaniin Dhalinyaro Ah O Nooga Iman Doona Dalalka London,Sweden Iyo Finland Happy 18 May Somaliland, Dhamaan Gacmo Furan Ku Soo Dhawaada. Adressko Waa : Kultuuri Caisa Mikonkatu 17 00100 Helsinki Jimcaha 20.05.2016 at 19:00-22:30 Wixii Fahfaahina Just INBOX.Welcome To Somaliland Independence Day 18 May 2016Flags Are Waving And Our Pride iIs High The Oganiser Of Somaliland Independence Day 18 May 2016 Caisa Center Of The Culture ,The Chairman Of Somaliland Recognition In Finland Samia Muse And The Producer Of Kultuurikesus Caisa Abdi Asis Isse It Gives Us The Honour To Invite You All On Somaliland 25 Anniversary's Of 18 May 2016 In Finland. please join us on Faiday Independence Day Of Somaliland 20.05.2016 at 19:00 pm- 22:30 pm Kultuuri Caisa Mikonkatu 17 00100 Helsinki Further Information Inbox UsSamia Muse Abdi Asis Isse