Waxa dhacday in Ugaas cadi-raxmaan Diriye oo ka mida madax dhaqameed ka beelaha dega Somaliland ciidanka RRu ka soo qabteen.
Waxa dhacday in Ugaas cadi-raxmaan Diriye oo ka mida madax dhaqameed ka beelaha dega Somaliland ciidanka RRu ka soo qabteen..Burao 1/11/2016..kadib markii uu ku biiray Xisbi qaranka Somaliland Wadani..

Kadib na lagu hayey saldhiga koodbuur ee caasimada Somaliland ..halkaas oo lagu waydiiyey in uu ka noqdo taageerada Xisbiga iyo sandalada uu u hayey beeshiisa ..Cibraan ( mohammed Sheikh Isxaaq)... halkaas oo ugaas ku ku adkaystay in uu xor u yahay codkiisa iyo xisbiga uu ku biirayo
Arintan oo ah arin ugub ah...ahna duulimaad xoriyada shaqsi ee dad ka reer Somaliland...kuna ah dhaawac hab dimuqraadiyadeekii ay Somaliland dooratay...ama u eeg xukun keli talis iyo cabudhin muwaadin reer Somaliland ah..
Waxa kale oo jirta ..in afar jeer maxkamadu amartay in la sii daayo ..denbina ku wayday..laakiin Police amar la siiyey,,,oo lagu yidhi waxaa amar na soo siiyey .. madax tooyada in aanu ku hayno..
Arintan oo kelifatay in dad kii taageersanaa..ugaas cabdi raxmaan diiriye u diga rogto..Xisbiga wadani..
Waxaanu saxaafada Somaliland ka codsanaynaa in in ay dadaal u galaan waraysi Ugaas Cabdi Raxmaan Diiriye Xaaji In=braahim oo si xaqdaro ugu xidhan xabsiga dhexe ee caasimada Hargeisa...
Qareenadii Somaliland soo jeediyeen in aanay wax ba u qaban karin ee loo qaado kiiskiisa aduun yada iyo international courts..
Somalidu waxy tidhaah daa' belaayo madax la qabto ayey leedahay ee manjo la qabto malaha...cadaadintan iyo cabudhintu waa halkaa uu ka bilaabmay burburkii taliskii keli talis ka ahaa ee Siyaad Bare
Waa Mahadsan Tihiin
Suleiman adan DheereGudida beesha Cibraan UK