Tirada Guud ee rasmiga ah ee dadka qaatay Kaadhka Codaynta Doorashada Madaxtooyadda Somaliland.
Posted by ifraax on October 10 2017 17:23:56

Tirda rasmiga ah ee doorashada u dareeri doonta ayaa ay goordhawayd ku dhawaaqeen gudiga doorashadu waana sidan sida ay goboladu.


Extended News

 

Tirda rasmiga ah ee doorashada u dareeri doonta ayaa ay goordhawayd ku dhawaaqeen gudiga doorashadu waana sidan sida ay goboladu u kala codayn doonaanMaroodijeex   

249.299Togdheer 

147.440Awdal                 

102.571Sanaag               

80.334Sool                   

63.698Saaxil                 

60.817 Tirada guud ee codayn doontana waxa ay noqon doontaa 704.089