Halkan Ka Akhriso Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedaan Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Maanta Magacaabay Muuse Biixi.
Posted by abdi on December 14 2017 14:36:59

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen.


Extended News

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir
iyo 9 Wasiir ku xigeen.


Haddaba Shabakadda ToggaHerer waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa Magacyada iyo Qabaa`ilka ay ka soo kala jeedaan Wasiiradan iyo Wasiir ku xigeenada Cusubi.

*Garxajis*

1-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage (Wasiirka Horumarinta Maaliyada*) Ciidagale*

2-Yuusuf Maxamuud Nuur Boos (Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada) *Habar Yoonis*

3-Shugri Baandare Wasiirka Deegaanka Iyo Horu Marinta Reer Miyiga. *Habar Yoonis*

4-Dr. Xasan Ismaaciil Yusuf Warsame (Wasiirka Caafimaadka*) Habar Yoonis*

5-Maxamed Muuse Abees Faarax Wasiir Xigeenka Warfaafinta *Ciidagale*

6-Cabdiqaadir Maxamuud Dhaga Wayne Wasiir Xigeenka Waxbarashada *Ciidagale*

*Habar Awal*

1-Dr Sacad Cali Shire Naaleeye (Wasiirka Arimaha Dibada) *Ciise Muuse*

2-Cabdilaahi Abokor Cismaan Wasiirka Gaaddidka Iyo Horu Marinta Jidadka Ciise Muuse*

3-Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jinbriil (Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada) *Sacad Muuse*

4-Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye Wasiirka Warfaafinta Wacyi Geinta Iyo Dhaqanka *Sacad Muuse*

5-Maxamed Muuse Diirye Wacays Kuxigeenka Arimaha Gudaha *Sacad Muuse*

*Arab*

1-Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wasiirka Horumarinta Maal Gashiga. *Arab*

2-Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed (Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta*) Arab*

3-Liibaan Axmed Yusuf Xuseen Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada*Arab*

 

*HabarJeclo*

1-Maxamed Kaahin Axmed ( Wasiirka Arimaha Gudaha) *HabarJeclo*

2-Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasiirka Arimaha Xidhiidhka Golayaasha Dastuurka *Habarjeclo*

3-Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Horumatrinta Kaluumaysiga *HabarJeclo*

4-Hinda Jaamac Xirsi Wasiirka Arimaha Shaqo Galinta Arimah Bulshada Iyo Qoyska *HabarJeclo*

5-Jaamac Maxamuud Cigaal Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta *HabarJeclo* TolJecle*

1-Maxamed Daahir Axmed Furre Wasiir Ku Xigeenka Horu Marinta Maaliyada. *TolJecle *Ayuub*

1-Yurub Abiib Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha *Ayuub*

*Harti*

1-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin Faarax ( Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska) *DhulBahante*

2-Cabdriashiid Xaaji Ducaale Qanbi Cabdalla (Wasiirka Hawlaha Guud) *Dhulbahante*

3-Saleebaan Koore Yuusuf Cali Koore Wasiirka Horu Marinta Biyaha. *Dhulbahante*

4-Ciise Axmed Yuusuf Cadale (Wasiirka Gaashaandhiga) *Warsangali*

5-Sahal Maxamed Jaamac Faarax Wasiir Xigeeenka Gaadiidka Iyo Horu Marinta Jidadka. *Warsangali *

Gadabuursi

1-Caawaale Ibrahim Shirwac Lodoon ( Wasiirka Qorshaynta) *Samaroon*

2-Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska *Samaroon*

3-Axmed Muumin Seed Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha) *Samaroon **

Others

1-Cabdiqani Maxamuud Caateeyey Fariid (Wasiirka Cadaalada) **Gabooye*

1-Eng Xuseen Ibrahim Xasan Buuni Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta * Gabooye*

 

Hargeysa Online