Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta masuuliyiin cusub u magaacaabay qaar ka mid ah hay’adaha dawladda.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta masuuliyiin cusub u magaacaabay qaar ka mid ah hay’adaha dawladda.

Sagaalkan masuul ee hay’adaha dawlada uu kala magacaabay ayaa kala ah:
|
Tir |
Magaca |
Xilka |
|
1. |
Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin |
Maareeyaha Hay'adda Waddooyinka |
|
2. |
Mustafe Faarax Cali Aadan |
Maareeye Ku-xigeenka Hay'adda Waddooyinka |
|
3. |
Muuse Xasan Xaaji Yuusuf |
Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada |
|
4. |
Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) |
Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Dhawrista Tayada |
|
5. |
Maxamed Cali Bille Guuleed |
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada |
|
6. |
Axmed Xasan Cigaal Sahal |
Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya |
|
7. |
Maxamed Warsame Ducaale |
Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay |
|
8. |
Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) |
Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Itoobiya |
|
9. |
Ayaanle Salaad Diiriye |
Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Dalka Kiiniya |
Dhinaca kale, Madaxweynuhu wuxuu magacaabay toddoba Garsoore oo uu u magacabay maxkamadda Ciidamadda qalabka sidda:
|
Tir |
Magaca |
Xilka |
|
1. |
Gaashaanle Sare, Saleebaan Muuse Xasan |
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland |
|
2. |
Gaashaanle Sare, Siciid Xasan Maxamed |
Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland |
|
3. |
Gaashaanle Dhexe, Ibraahin Maxamuud Guuleed |
Guddoomiyaha Maxkamadda D1aad ee Aaga Bari |
|
4. |
Gaashaanle, Cabdillaahi Xasan Carraale |
Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland |
|
5. |
Gaashaanle, Yaasiin X. Cali Maxamuud |
Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland |
|
6. |
Gaashaanle Dhexe, Fu'aad Raage Maxamed Xirsi |
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka |
|
7. |
Gaashaanle, Khadar Cali Maxamuud |
Xeer-ilaaliye Ku-xigeenka 1aad ee Ciidammada Qaranka |