Waxa looga baaqayaa dhamaan dad weynaha xaafadaha axmed dhagax iyo maxamuud haybe inay isugu soo baxaan mudaharaad salmi ah kaas oo ka dhan.
Halkan waxa looga baaqayaa dhamaan dad weynaha xaafadaha axmed dhagax iyo maxamuud haybe inay isugu soo baxaan mudaharaad salmi ah kaas oo ka dhan hadhaagii kulmiyihii hore eek u sugan wasaraada biyaha maalinta sabtida iyo axada ee ay bishuna tahay 24ka iyo 25ka.
Waa banaanbax lagu rabo in lagu muujiyo gadoodka ka dhashay ku takri falka hantida la lunsaday ee mashruucii xunbaweyne.
Xasan Faysal
Axmed dhagax - hargaysa