Somaliland, DP World Iyo Itoobiya oo Heshiis ka Gaarey Dekadda Berbara.
Posted by abdi on March 02 2018 14:03:19

Heshiis saddex geesood ah oo dhex maray maamulka Somaliland, shirkadda DP World iyo Itoobiya, ayaa maanta lagu saxiixay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Extended News

Heshiis saddex geesood ah oo dhex maray maamulka Somaliland, shirkadda DP World iyo Itoobiya, ayaa maanta lagu saxiixay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Heshiiska 51% saamiga horumarinta dekedda yeelanaya shirkadda DPW, 30% waxaa yeelaneysa Somaliland, halka 19% ay yeelaneyso dowladda Iboobyia.

Inkastoo oo horey uu jiray heshiiskan, ayaa haddana madaxweynaha cusub ee Somaliland, Muuse Biixi, waxa uu soo jeediyay in dib loo eego, mana cadda is baddal haddii lagu sameeyay iyo in kale.

Hargeysa Online