DAAWO MUUQAAL DHABA MUJ SNM OO DAGAAL KU JIRA.
Posted by xaaji on October 21 2012 00:43:02
Somaliland siday ku timi qof kastaa waa garanayaa ragbaa u dhabar adaygay una dhintay una soo halgamay waxa jirtay waqti dheer oo halgan badani socdayhadaba waxaa fiican in su,aalo badan lays waydiiyo intaan SOOMALIWAYN iyo xamar laga sheekayn.waxa dhici karta in dad badani maanta aamusan yahay laakiin hadii sheekada hoosloo dhigo oo dhagtu waxaanay raali ka ahayn la maqashiiyo in dad badan KACO Hadaba waxaan uga digayaa dhamaan maamulada kala duwan ee somaliland in ay ka taxadiraan hadalada soomaliwayn iyo waraysiyada ay bixinayaan had iyo goor ninka qoraaga ahi waxa uu ka digaa dhib si fudud loo galooo hadhaw inagu sal balaadha. Maamulka hada jira iyo raga ku taamaya inay bari qabtaan qofkuu doono ha ahaado ma rabo inaan qofna magac dhabo balse ninka isleh si yar ayaadereyo dadku aanay rabin oo soomaliwayna ku dhawaaqi kartaa[ aad baan kuugu digayaa]bilmacal kalimah waan kuu digayaa sunaami aan la damin karin yaan dalka lagu kicinin mudo ah ayaa sheekooyin soo noqnoqonayaan aan loo baahnayn WALIGAY CAD QUUDHEEDMARNA QAADAN MAAYOQALANJADA FARAADHEERWAX LA QAYBSAN MAAYO ninka raba inuu ku qanco 4.5 asagay jirtaa lakin anaga yaanu nagu gaban hoos guji daawo sidii halganka soomaliland ku yimi http://youtu.be/M5zaPiVwzms
siciid cabdi dheen
uk