Samia Muse oo loo magacaabey Isuduwaha Guud Ee Hawlaha Cilmiga Sayinska Iyo Dhaqanka.
Posted by abdi on June 07 2018 03:00:00

Waxaa sharaf weyn ii ah in maanta International Union of Arab Academic ii magacaabo Isuduwaha Guud Ee Hawlaha Cilmiga Sayinska.


Extended News

Waxaa sharaf weyn ii ah in maanta International Union of Arab Academic ii magacaabo Isuduwaha Guud Ee Hawlaha Cilmiga Sayinska Iyo Dhaqanka u fadhiya Somaliland walibana aan noqday maanta xubin ka tirsan Gulaha Guud Ee International Union of Arab.

Academic. Waxaa mahad gaara iska leh Xoghaya ku Xigeenka International Union of Arab Academic Dr Talaal Al Nidaawi iyo Xoghayaha Guud Ee International Union of Arab Academic.


Safiirka Somaliland ee dalka Finland

Samia Muse