Xaaladda caafimaad ee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), oo isaga iyo wiilkiisaba uu haleelay cudurka Coronavirus.
LONDON — Xaaladda caafimaad ee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), oo isaga iyo wiilkiisaba uu haleelay cudurka Coronavirus, ayaa hadda deggan.

Nuur Cadde ayaa ka mid noqday dad dhowr ah oo Soomaali ah oo uu Coronavirus ku haleelay magaalada London.
Dhinaca kale, qofkii 4-aad oo Soomaali ah ayaa xalay magaaladaas ugu geeriyooday cudurkan. Xubno ka tirsan qoyska marxuumka geeriyooday ayaa iyagana laga helay xanuunka.
Hargeysa Online