Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho.
Posted by abdi on December 29 2022 15:30:19

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta.


Extended News

MUQDISHO(Hargeysa Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga dhisay magaalada Muqdisho.


Dhinaca kale, madaxweyne Geelle ayaa khudbad ka horjeediyay Golaha Baarlamanka Soomaaliya.

 

Hargeysa Online