Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo hoggaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Congaress-ka ayaa ku tirtirsiyey xubnaha labada xisbi ee Aqalka Congaress-ka.
WASHINGTON — Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo hoggaamiyaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Congaress-ka ayaa ku tirtirsiyey xubnaha labada xisbi ee Aqalka Congaress-ka inay ansixyaan heshiiska ay ka gaareen in la kordhiyo amaahda dawladdu soo qaadato, lana bixiyo kharashaadka dawladda.
