tacsi:- (xasan bari)
Posted by xaaji on November 10 2012 01:37:02
Waxaan tacsiyadaynaa cabdi qaadir xasan bari iyo dhamaan ehelkii iyoqaraabadii uu ka baxay ilaahay ha u naxariistee aabahood xasan barioo ku xijaabtay magaalada hargaysamarxuunka oo ahaa odaayasha ugu caansanaa degaanka maroodi jeex ayaaku geeriyeeday magaalada hargaysawaxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu ka yeelo inta naxariistiisa hadhsataee janooyinkiisa ku nasta.inaa lilaahu wa inaa ilayhi raajicuun[ kulu nafsun daa,iqatul mawt]samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii marxuunku ka baxay siciid cabdi dheen[email protected]london