Somaliland Iyo Somaliya Waa Laba Dal Oo walaalo Ah Waxbadana Ay Ka Dhaxay Doonaan,Insha Allahu,Hadii Shantii Somaliya La waayayana Ceeb Maaha In Laysa Saamaxo Ee ,Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Ku fara
Posted by xaaji on April 15 2012 05:37:40

Hadii Shantii Somaliya La waayay Oo Ay 

Somaliland Iyo Somaliya kala Noqdeen Laba 
Dal Ceeb Maaha,Markaa Reer Somaliya waxaan 
leeyahay NooHambalyeeya OoNoo  Baariga Fadlan)  
Lamana Kala tagin Ee ogow Waayo Waxaynu Nahay 
Dad Wada Dhashay Oo Walaalo  Ah gacal Iyo  Qaraabo 
Ah Oo Waxbadani   Ka  dhaxayn Doonan Insha allahu,
Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Somaliland Ku fara 
Adayga Miiska Nabadan Ku Soo Laabta fadlan Video 
Gan  Hoosta Ku Jira Daawada  By Sidiiq Sh Farah Gabaar,
Walaalayaal
Waxaynu Yeelanaynaa Xidhiidh Gaaara Oo aanana layeelanaynin dawladaha kale Waayo dadka waa Nooga Sokaysaan Walaalahayo Ayaad tihiin Waynu Is Caawinayna waynu Iska war haynaynaa Waynu Isu Soo Gurmanaynaa Waynu Iskaashanaynaa Xaga Awoodaha Qaarkood,waxaanse Ku Talinaya Reer Somaliya wada Hadalkan U Bilaabmaya Labada dal Ee Somaliland Iyo Somaliya  hada,Waa In Si Qurux badan oo qiima Leh Oo qoto Dheer Loo wada hadalaa Laysuna Ixtiraama cabsida Ilaahayna Yaan Laga tagin Waayo Wixii Xalku Ku Jiraa wa Ina Daanwayne,
Ninkan Layidhaahdo Ilyaas Bare Shiil waxa Uu ka Hadlay Xaqiiqda Waan Runtii Bal Daawo Video Gan Shantii Somaliya waa Lawaayay Ee Tashanaye Tashada Waa Guul Iyo Gobanimo Hadlkaasi Ilaahay Kuma cadaabo,Aamiin, 
Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Somaliland Ku Fara Adayga,Aayaha Nabadana ka Taliya Fadlan,Waxaan Ku soo gaba gabaynayaa Ilaahay xaqa Hayna garan siiyo Somaliayana ilaahay Colaadaha Iyo Dhibkaba Haka Dul Qaado Aamiin Aamiin,Caalmul Islaaman Ilaahay Dhibaatada haka dul qaado Aklaahu Maa cisil Islaamu wal Muslimiin,
By Sidiiq Sh Farah gabaar
[email protected]