wajaale magaalo kooto uugu xidhan sarilayaasha Dollarka.
Posted by xaaji on February 17 2013 04:32:16

magalada tog wajaale oo kutaala xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo ethiopia oo ah magaalo ganacsi oo ay usoo ganacsi tagaan ganacsato kala duwan ooka yimaada dalka gudihiisa iyo dibadiisa hadaba waxa jirta sariflayaal sarifa lacagaha qalaad sida dollarka iyo birta ethiopia taasi oo ay kadhigaan sarifka lacagaha marba sida ay doonaan iyada oo ay meesha kamaqantahay kantaroolkii dawladnimo iyada oo bulshada kudhaqan magaalada tog wajaale ay ku qabto dhibaato sixirbaraka ay abuurayaan sariflayaasha doolarka hadaba waxa jirta todobaadkii u danbeeyey in ganacsigii magaaladu istaago oo waxba lakala iibsankariwaayey tasii oo markiihore boqolka dollar ahaa 1870 bir imikana uumarayo 2050 bir iyadoo farqiga intaaleeg eekordhay uu maceeshadii ku biiray hadaba waxjirta in bulshadii danyarta ahay ee kunoolayd magaalada ay waxba iibsankaran sababo laxidhiidha sixir bararka hadaba xukuumada somaliland waxaan ka codsanaynaa inay umada kasoo gaadho nimankaa arxanlaawayaashaa ee aan u damqanay dadka danyartaa kana fikiraya sidii ay macaash badan u helilahaayeen maalin walba waxa kale oo jirta in lacagtii somaliland ee lagu sarifijiray suuq waynaha wajaale ay sheegeen in macaashkeedu yar yahay islamarkaana ay sheegeen qaarkamida sariflasha wajaale inay u diga rogteen lacagaha qalaad sida dollarka iyo birrta ethiopia lacagtii dollarka ahayd ee wajaale lugu sarifijiray loo leexiyey muqdisho halkaasna ay ka samaysantay shabakad xidhiidhsan muqdisho to wajaale taasi oo sababi karta inay noloshii dadwaynuhu meesha kabaxdo mar aanu booqanay dadwaynaha reer tog wajaale waxay noosheegeen qaar kamida qoysaska danyartaa inay noloshoodii cidhiidhi kujirto quutal daruurigii magalada ayka heli jireena istaagay markii waxba lakala iibsan waayey hadaba waxaan xukuumada ku war galinaynaa kkooxdaa budhcad sarifeedka ahay ka soo gaadho dadwaynaha `alla mahadleh by Sacad maxamuud cige tog wajaale somaliland