Adeega Bulshada waxaan Ku Guubabinaya Inay Khayrkan
Ay Ka Qayb Qaatan Muxadarooyinkana Joogto Ka Dhigan
Jizakalahu Khayr,Ilaahay haydinka Abaal Mariyo Aamiin,
Marka Hore Waxaan Salaamaya Saxaafada Sharafata Leh Iyo Shacbka Qaaliga Ah Gudaha Iyo Dibadaba Wasalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu;Bacda Salaanta Islaamka,
Waxaan Ku Bilaabaya (Tusaale...... Misqaala darti Khayran Yarahu Waman yacmal Misqaaladarti Shatran yarahu)Walaal waxaad Ogtahay Inaynu Nahay Mayd Soconaaya,Oo Aan Aduunyada Cidina Ku waaraynin,Hadba Intaynu Muran Iyo Siyaasad Aynu Wakhtiga Ku Luminayno Mar Marka Qaarkood Khayrka Halays Xasuusiyo, Ilaahayna Abaal Aad U Badan Ayuu Kugu Siinaya,Hadaad Shar Iyo Fidmo Umada fartona waxaad Leedahay Halaag Iyo Hoog Markaa waxaa wanaagsan Halays Faro hana layskaga daydo, Ilaahay waxaan Ka Baryayaa Inuu Ilaahay Khayrka Inagu Soo hanuuniyo, Aamiin Aamiin.
Waxaan Ku Guubainaya Marwalaba walaahayga Iyo Shacabka qaaliga Ah Inay Fahmana Nolasha Aduun Iyo Ta Aakhiro Cilmiyada Ilaahay Iyo Ilbaxnimadu Halkay Ku Jiortaa waa Diinta Islaamka Muxaadaroinka Waxbada ayaad ka Faa Iidaysa Fadalan bal daawo Oo Dhagayso, Ilaahayna xaqa Hayna garan Siiyo Aamiin Aamiin,
Ilaahay Somaliya Dhibaatada Hak Dulqdo Kulu Jamiicul Muslimiin Ilaahay Haw garagaaro Aamiin
Allahu Maa Cisal Islaamu walmuslimiin,
Somaliland Ilaahay Muradadeeda Haw Fududeeyo Khayrkan Ilaahay hawaafajiyo Aamiin Aamiin
Somaliland Guuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo
By Sidiiq Sh Farah Gabaar