BAAQ:-BIYO-MAAL.
Posted by xaaji on December 20 2013 22:00:42



                

          CODSI WAXAAN UMADA SOLIYEED                                               KACODSANAYNAA IN AAY MARKHAATI 

KA  NOQDAAN CADAALA DARADA AAY

WADAAN MADAX WEEYNAHA IYO GUDIGA

HADA LOO  XILSAARAY NABADEYNTA

 DAGAALADII KA DHACA GOBOLKA 

SHABEELAHA HOOSE.



jaaliyada beelaha biimaal e kudhaqan NORATH AMERICA.oo si adag u canbaareeysay falalka xun ee waxashnimada lehee isir nacaybka ah oo aay kawado gobolka shabeelada hooseiyo gobolka hiiraan.waxaan digniin ugudbinaynaa dhiig miiratada magaca dowlada  huwan ee ugu tala galay in aay dadka ihaanaystaan.

1-Waxaan canbaareeyneeynaa ciidamada xooga dalka soomaliya xasuuqii ay ka geeysteen gobolka shabeelaha hoose ee todobo jirsaday.

2-waxaan kaloo canbaareeyneeynaa ficilkii uu madaxweeyne culusow ku canbaareeyay dagaalkii shacabka iyo dowlada kaasoo umooqday mid uu ku dafiray dhibaatadi loo geystay shacab degaankoodaiyo sharafkoda difaacanaya oo awoodii dowlada loo isticmaalay kama uusan hadlin cida bixisay amarka aay ciidamo dowlada  kasocda ay shacab ku wee raraan welibana uu hanjabaad dul dhigay, ALSHABAAB  WAA LA YAQAANAA IN AAD ADINKA DHASHEEN.OO UMADA SOMALIYD AD MAR WALBA SHAR CUSUB UXIRATAAN SI AAD DADKA DEEGAANADOODA AAD UBOOBTAAN.

3-sidoo kale ayagane qolooyinkaan baarlamaanka laga soo xulay.ayagane waay dafireen dhibaatadii aay geeysteen ciidanka dowlada.wajiga kale oo aad noo adeegsateenna waxaa waaye NINKA LAYIRAAHDO ABUU CABDAL AYAA SOO DIRTEEN SIDOWLADA AY GOBOLKA UGU SII MADAX BANAANAATO ABUU CABDALA WAA NIN HABAR GIDIR AH HORAA LOO YIRI  ILKA ABESO H OO S EY KA XARIIRAAN RIWAAYADIHIINANE WAA FASHILMEN.

hadaba waxaan fariin u gudbinaynaa xasan sheekh waxaan leenahay beelaha BIIMAAL adiga iyo dowladaaduba waan idiin ka aamin baxnay dhibkane CIDA uu udhaxeeyaa dowlada fadaralka ah iyo beelaha BIIMAAL. Waxaan kula socodsiinaynaa hadii aad doonaysid in aad kursiga kusii fadhido waa in lahelaa soomali inoo kala gar qaada  oo xaqa iyo baadhilka kala saarta

cida arinkaan dhexdhaxaad ka ahna waa sidan.

beelaha digil iyo milifle iyo beelaha daaroodoo aanan ahayn HAWIYE IYO DIR.iyo taliyaha ciidamada africa iyo afayeenkoodawakiilka qaramada midoobay ufadhiya.hadi ay aanansidaas wax lagu dhaqi waayo oo laqaadan waayo go'aankaan biimaal ogolaan maayo ciidan dowladeed oo xamar  laga keenay waana is di faa ceynaa dowladna ma aqoonsan doon no.

anagane waxaan leen naha walaalaha digiliyo milifleiyo beelaha daarood ee aanan kamidka ahaynin dowladawaa in aay arinkaan dhexdhexaadiyaan xaqa iyo baadhilkana kalasaaraan

mux yadin sheekh maxamuud