Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dadweynaha Burco Oo Dareen Farxadeed ku Soo Dhaweeyey Lacagta S/land ee Gaadhay Si Weyna Ugu Diyaar Garoobay 18 May.

Hargeysa(Hargeysa Online)Laga bilaabo maalintii Sabtidi todabaadkan ayaa dadweynaha reer Burco waxa ay u dareereen bedelida lacagta shilinka Soomaaliya ee loo yaqaan giinbaarta ee gobolkan laga isticmaali jiray muddada dheer, taas oo dhibaato badan ku haysay bulshada deegaanada isticmaali jiray lacagtaasi. Dadweynaha oo ilaa iminka safaf dhaadher ugu jira Baanka Burco siday u qaadan lahayeen lacagta Somaliland tan hore ay u isticmaalayeena isaga bedeli lahayeen ayay dadweynuhu aad u soo dhoweyeen aadna ugu riyaaqeen talaabadaasi ay xukuumadda Somalialnd ku talaabsatay. Maxamed Axmed Ibraahin oo isagu ka mid ah dadka kuyuuga ugu jira siduu lacagta Giimbarta ah iskaga badali lahaa, ayaa waxa uu yidhi "Waxa aan halkan u imid inaan iska bedelo lacagta shilin Somaliga ah ee daashay oo ahayd mid Gobolkan oo qudha laga isticmaalayay, isla markaana dhibaato weyn lagu haysay. Aad ayaan ugu farax-sanahay in Xukumadda uu Madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo waqti yar xilka haysay ay maanta arintan ku guulaysatay oo ay naga bedeshay lacagtii mudada dheer nagu haysay dhibaatada, sidaas darkeed waxa aanu Xukumadda ka codsanaynaa in ay sixirka fadhiisiso si aanay kuwa dhiig miiratada ahi dadka marba sixir ugu jaah wareerin, waxa kale oo aan leehay hadaan la soo daabicin lacagta yaryar ee noodhka 100 iyo 50 Shiling Somaliland-ta ah waxa dhici karta in ay sixir bararka ka qayb qaadato”. Maryan Maxamed Cali ayaa iyaduna iyada oo ka hadlaysa dareenkeeda ku saabsan badalida lacagta giimbaarta ah, waxay tidhi "Waanu soo dhowaynayna arintan Xukumadana waanu ku hanbalyaynayna waxaanuna u agarnaa dhib weyn oo nalaga dul qaaday iyo dalki Somaliland oo uu muqanay qaran isku xidhan balse marki hore kala dhantaala." Isku soo wadda duuboo dadweynaha reer Burco ayaa arintan aad ula dhacsan iyada oo ay ku mashquul sanyihiin siday lacagta dhakhso isaga bedeli lahayeen. Dhinaca kale dadweynaha gobolka Todheer ayaa maalmahan ugu dambeeyey si weyn ugu diyaar garoobayey xuska 18-ka May ee la soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland markii lagaga dhawaaqay gobolkaasi Togdheer gaar ahaana magaalada Burco 1991-kii. dadweynaha gobolkaasi isugu darsantay laba farxadood oo ah lacagtii Somalia oo laga bedelay iyo xuska qaranimada oo lagaga dhawaaqay Burco. Cadnaan cali maxamuud. Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online. Hargeysa,Somaliland. HargeysaOnline.Net

· xaaji on May 22 2011 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>