Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dacwad Labaad Oo Ururadda Jaaliyadaha Gobolka Awdal Ee Dalka Ingiriisku Ku Furayaan Madaxweyne Siilaanyo.(VIDEO)

Waxaa magaalada London ee xarunta dalka ingiriiska ka bilaabantay qaban-qaabadda dacwad labaad oo ay soo abaabuleen jaaliyadaha gobolka Awdal ee Somaliland ee ku nool dalka ingiriiska taasi oo la xidhiidha dil dhawaan loo gaystay wiil yar oo ka soo jeeda magaalada Boorama oo markii la tooganaayey laga duubay kamarad.

Dacwadani oo la filayo inay todobaadka soo socota loo gudbiyo garyaqaano qaabilsan dhinaca sharciga dalkani ingiriiska ayaa sida xogo ay Hargeysa Online ka hellayso tibaxayaan in toos loogu oogayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, iyo xubno wasiiro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur.

Dacwadda ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo dacwad kale oo muddo soo socotay oo ay wadaan taageerayaasha urur siyaasadeedkii XAQSOOR dhawaan la filayo in loo gudbiyo Garyaqaanadda guud ee qarranka taasi oo lagu soo oogi doono madaxweyne Siilaanyo danbi ah gabood fal xuquuqda aadamaha ka dhan ah iyo xasuuq inuu fuliyey.

Ka dib tallo ka timid garyaqaanadda kiiskani qaadaya oo ay ku sheegeen inaanu Madaxweyne Siilaanyo wax xasanad ah ku lahayn Britain lana xidhi karo ayaa albaabada u furtay in dacwado is daba joog ah lagaga oogo dalka ingiriiska taasi oo xaq u siinaysa Booliiska dalka ingiriiska iyo guud ahaanba qaaradda yurub inay xidhi karaan oo ay usoo gudbin karaan Siilaanyo maxkamadda si uu uga jawaabo eedaha loo haysto.

Hoos Ka Daawo Dilka Wiilka Yar Ee Jimcaale

 

· xaaji on January 28 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired