Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Budhcad badeed la doonayo in lagu maxkamadeeyo dalka kuuriya.

Warbixintan ka soo baxday xukuumadda Seoul ee kuuriyadda koofureed ayaa lagu sheegay in 5 ruux oo burcad badeed Soomaali ah ay wajihi doonaan isniinta Maxkamad ku taala wadankaasi, waxana laga yaabaa in xukunka kooxdaasi Burcad badeeda uu noqdo xabsi daa’in.

Maxkamadeyntu burcad badeedan waxay ka dambeysay markii Ciidamada kumaandooska ee kuuriyadda koofureed ay gacanta ku dhigeen xili burcad badeedaasi isku dayeen afduubka markab laga leeyahay South Korea kaasoo siday xamuul islamarkaana marayay Badweynta Indian Ocean.

Xoogaga ammaanka ayaa heegan lagaliyay si ay u adkeeyaan ammaanka goobta lagu maxkamadeynayo raggaasi shanta ah ee u dhashay Soomaaliya, kuwaas oo lala xariirinayo falal ay ka mid yihiin burcadnimo, afduubasho iyo isku-day fal dambiyeed guuldareystay iyadoo Maxkamadeyntu ka dhici doonto Magaalada Busan maalinta isniinta ah oo ku beegan barri.

Waa markii ugu horeysay oo burcad badeed soomaali ah la soo taago maxkamad ku taala wadanka South korea, hase ahaatee xukuno kuwaan la mid ah ayaa waxay hore uga dhaceen wadamo ka tirsan aduunka halkaas oo xukuno kala duwan lagu riday tiro burcadbadeed ka soo jeeda Soomaaliya.

Qiyaastii Boqol ka tirsan ciidamada booliska ee loogu tagalay ka hortaga rabshadaha ayaa lagu wadaa in ay qayb ka qaataan ammaanka goobta ay ka dhacdo maxkamadeyn doono berri burcad-badeedkaasi ee Magaalada Busan.

Sida lagu sheegay warbixin uu dhiibay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee gacanta ku dhigay burcad badeeda soomaalida, waxay kala kulmeen burcad badeeda kahor intii aysan gacanta ku dhigin iska caabin taasoo keentay in mid ka mid ah kooxaha burcad badeeda ah uu rasaas la waayo kabtanka Markab ciidamada komaandooska ee fuliyay howlgalkan.

· xaaji on May 22 2011 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>