Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Tog wajaale wasaarada caafimadka oo shaqadii ka joojisay dhakhtar ka hawlgala m.c.hka tog wajaale.

tog wajaale wasaarada cafimadka jamhuuriyada somaliland oo shaqada ka joojisay dhaktar ka hawlgali jiray M.C.Hka degmada tog wajaale dhaktarkas oo magaciisa la yidhaa  Dr mustafe sh Abiibakar xuseen oo kamida hawl wadeenada cafimadka wajaale oo ka war bixiiyey bahiyaha cafimadaro ee ka jira  degmada tog wajaale iyo balanqadyadii madaxweyne siilaanyo oo hore ugu balan qaday dadka reer wajaale inuu u dhisidoono cisbitaal wayn iyo ceelbiyood magaaladu kacabto iyada oo ay magaalada ka dilaceen cudurada jadeecada  oo marka loo waayey caruurtii cisbitaal ladhigo lagu hayo aqaladooda isla markaana ay jiraan cudurka shuban biyoka caruurta kayar shanta sano ku dhaca masuulku markuu warbixintaa xaqiiqada ah bixiyey tasina  waxay keentay in shaqadiisii lagajoojiyo isaga oo war bahinta u xaqiijiyey dhibaatooyinka cafimaadaro eekajirta  degmada togwajaale taasina ay ka codhoodeen masuuliyiintii wasarada cafimaadka oo aykamid yihiin isuduwe ku xigeenka gobolka maroodi jeex iyaga
 oo bal marray sifii sharciga dalka uyalay dhigayey  xeer no 23  inay
meelkagadhacay xeerkaas oo ah ismaamulka gobolada iyo degmooyinka inay iyagu  u madax banan yihiin shaqadooda  oo uu sharcigu  u baneeyey islamarkaana   ay u gacan dhafeen isuduwihii gobolka gabilay   oo ay arintani khusaysay balse la iska baalmaray  wasarada cafimadka oo qaranku u igmaday inay dalka oodhan gadhsiiso cafimaadka balse markay shaqadeedii kasoobixiwaydayku rafanaysa masuul kasoo baxa shaqadii uu  u hayey umada degmada togwajaale Dr mustafe oo war baahinta u xaqiijiyey xaqiiqada dhabta ah ee kajirta magaaladaa tog wajaale  wuxuuna sheegay inay wajaale tahay albaabka ugu wayn ee dalka laga soo galo islamarkaana ayka jiraan dalka inala jaarka ah ee  ethiopia dumar jidhkooda ka ganacsada  kuwasi oolaga qaadi karo cudurada lagu kala qado galmada aan sharciga wafaqsanayn cudurkas oo looyaqan (STD) iyado oo ay jiraan ( commercial sex workers) wasaarada cafimaadku markay shaqadeedi gabtay  waxay shaqo ka dhigatay inay weerar kusoo qaado gobolka gabiley oo ay joojisay  shay badkii wajaale ka hawgali jiray iyada oo anay jirin waqti xaadirkan  shaybaadh ka shaqeeya magaalada wajaale  shaqada wasaarada caafimadku ma inay adeegii caafimaad ee jiray soo kordhisaa mise waxa u tagantahay inay kala tuurto  adeegii yaraa  jirey waxaan ku war galinaynaadadka ku dhaqan degmada tog wajaale inay wax qorshe ah oo wasaarada caafimaadka uga yaala inay wax ka qabato baahiyaha caafimaad daro eekajira wajaale aanay jir taasina waxa kaagamarkhaati  ah shaybaadhkan albaabada loo xidhay ee wasaaradu xidhay dadkii danyarta ahaa ee dhiiga saxarada iyo kaadida lagaga qaadi jirayna ay hor tumanyihhin cid ushaqaysaana aanayjirin masuuliyiintii mchkunay dadka ku leeyihiin farmasiiyada  taga oo iskasoo baadha  halkani mashaqaynaysee  allah mahadleh maxamed cabdilaahi Qombor  iyo sacad sh maxamuud obsiiye axmed daa,uud warsame tog wajaale somaliland.

maxamed Qombor

· xaaji on February 27 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>