Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Degmada tog wajaale Waxa maanta si heer qarana loogu soo dhaweeyey badhasaabka cusub ee gobolka gabiley.

soo dhawayntaas oo uu hormood ka ahaa gudoomiya degmada tog wajaale xaashi maxamuud cabdi oo badha saabka cusub kaga hor tagay  mashruuca degmada tog wajaale  halkaas oo ay kusoo dhaweeyan madaxa kala duwan ee  degmada togwajaale  oo uu uguhoreeyo gudoomiyaha  degmada togwajaale mudane xaashi maxamuud cabdi oogadhwadeen ka ahaa soodhawaynta waftiga badhasaabka cusub


sodhawaynta oo ay ka qayb qaateen  taliyaha  saldhiga booliska wajaale taliyaha laanta socdaalka madaxa mchka wajaale maamulaha xanaanada xoolaha iyoururada muruqmaalka ah iyo ardayda dugsiga hoose ee mahdi cali  waxa  uguhorayn hakaa kahadlay  oday  cabdi saleebaan ookamida odoyaasha magalada  waxan umahad celiyay madaxwaynaha somaliand  oouu kutilmaamay talaaboyinka fiican ee uu qaaday ee iskubadalka badahasaabyada dalka waxaanu soo dhaweeyey badhasaabka cusub oo uu ku tilmaamay inuu waxbadan wax ka qabandoono iyadoo uu sheegay in badhasaabyadii hore la odhanjiray waar reer hebelbalse aan la odhandoonin imika  wax badana isbadaleen  waxakale  oo kahadlay gudoomiyaha degmada tog wajaale xaashi maxamuud cabdi oo  aad aad ugusoo dhaweeyey badhasaabka cusub
 
degmada tog wajaale oo uu sheegay inay tahay degmo ku hodana wax soosaarka dalaga beeraha xoolaha nool iyo ganacsiga gudoomiyaha oo sheegay inay wax kaqabteen wada xumadii  hore uragaadisay magaalada  wajaale imikana ay meelwal oo magaalada kamida baabuurtu  udhexmushaaxayaan waxakale  gudoomiyuhu sheegay inay masaaric badani kusoo socoto  oo ay kamidyihiin biyaha caafimaadka balse ay samir uyeeshaan reer wajaale waxakale oo kahadlay badasaab kuxigeenka gobolka gabilay  cali case oo ku amaanay sida ay dadka reer
 
 
tog wajaale ay uuga qaybqaateen soodha waynta badha saabka cusub gabogabadii waxa xaflada  soo xidhay badhasaabka cusub ee gobolka gabiley  yuusuf ibraahin geedi  oo shegay inaanu wajaale ku cusbayn balse uu bari samaad joogijiray sheegayna inay magacyo badan lahayd  sia garoonka sabayar laanta curdinka iyo wajaale hada ba bada saabka oo hadalkiisii bilaabay ayaa wuu shee gay inay lasocdaan hayado kala duwan ee dawlada laameheeda ka hawlgala  sida isu duwaha  wasaarada waxbarashada isuduwaha  wasaarada macdanta  iyo biyaha isuduwaha wasaarada beeraha   isuduwaha wasaarada xanaanada xoolaha waxkale oo sheegay badhasaabku inuu ogaado baahiyaha ka jira togwajaale sabta uu usoo kaxaystay isuduwayaasha kala duwan inuu  u kuur galo xaalada dhabtaa ee kajira degmada si wax looga qabto baahiyaha jira  allah mahadleh
 waa warbixintii Maxamed cabdilaahi Qombor
Tog wajaale News office.

· xaaji on March 13 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>