Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ogeysiis ku socda dhamaan bulshoweynta reer somaliland oo ku saabsan banaanbax lagu qabandoono Bruxells.

Daawanaayow waa Dalkaagii 

 

Ku: Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub

 

UJ: Ogeysiis la xidhiidh dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Bruxells.

 

Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub ayaa iyada oo la shaqaynaysa afarta Jaaliyadood ee kala ah:

Jaaliyada Somalailand ee Biljimka

Jaaliyada Somaliland ee Faransiiska

Jaaliyada Somaliland ee Holland

Jaaliyada Somaliland ee Jarmalka ayaa waxa dhammaan dadka reer Somaliland ee ku dhaqan Yurub lagu wargelinayaa inay si bilan uga soo qayb galaan isu-soo baxa balaadhan ee lagu qabanayo magaalada Bruxells ee waddanka Biljimka.

Isu soo baxan oo ah mid muhimadiisa leh ayaa qabashada ujeedooyinkiisa waxa ka mid ah:

 

-         Inaynu xarunta midowga Yurub dareensiino sida ay muhiim u tahay in la taageero qaddiyada gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland.

 

-         Waa fursad aynu rabno in Yurub xarunteeda aynu la wadaagno dareenkeena ku wajahan Somaliland.

 

-         Sidoo kale waxa uu baaq u dirayaa bulshada caalamka ee isugu imanaysa London si ay uga qayb galaan kulankaa loo balamay bisha May 7deeda, kaasoo ku magacaaban shir Soomaali loo qabanayo.

 

Ogeysiiskan oo hordhac ah ayaa waxa aanu idinka codsanaynaa in loo sii diyaar garoobo banaanbaxa inoo qorsheysan maalinta Khamiista ee bisha April ay tahay kow iyo tobanka (11.04.2013).

 

Wixii faahfaahin ama tafaasiilah ama macluumaad dheeri ah waanu idinla socodsiin doonaa sida ugu dhakhsaha badan.

Alle ayaa mahad leh,

Guddiga fulinta ee dallada SSE.

· xaaji on March 14 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>