Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wacyi Galinta Shacabka Somaliland KAAD AHAYD AHAW Q 3aad

Marka Hore waxaan Salaamaya Saxaafada Sharafta leh Iyo Shacabka Qaaliga Ah Gudaha Iyo Dibadaba wasalaamu calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatu Bacda Salaanta Islaamka
 
Waa Maqaalkeenii Taxanaha ahaa ee Wacyi Galinta Shacabka Somaliland Maanta waxaan Jeclaystay Inaan ka hadlo Talo Tayo Lehna Idhaahdo oo aan Guubaabiyo Jaaliyadaha Qurba Jooga Ree Somaliland Gaar Waxaan Leeyahay Qaadhanka Aynu Mar Mar Bixino Lib Inoo Noqon Mayso Idiinkoo Ku Mahdsan hadan waxa Laynooga Baahanayahay Inaynu Dalka Iyo Dadkaba Caawino Oo Maxaynu Ka Caawinaa?
 
Waxaynu Ka caawin Karnaa Hadii Aynu dadaalno Una soo Jeesano Horu Marka Dalka Iyo dadkaba Waxbadan oo Ay Kamid Yihiin waxbarshada Caafimaadka Dib U Dhiska Dalka gaar ahaan Gobalada Iyo dagmooyinka Ilaa Heer Tuulo Hadii Aynu Sida soo Socota Yeelno
 
Ma Ogoshay Inaad Dalkaaga Iyo dadkaagaba Hal 3 $ Doolar Bishiiba markaad Biilasha Dirayso?
 
Ma Ogtahay Hadii Aynu Nahay Qurba Jooga Reer Somaliland Inaynu Inagoo Jaliyad Ah Ama Gudiba Leh Aynu waydiisan Karno dawladaha Aynu La Joogno Sida qaybaha caafimaadka oo aad U Qorato Application In Lagu Siiyo Sariiraha Qalabka qaliinka Qaybaha Shay baadhka IWM Sidoo Kale aad U Qorto Qaybta Dab Damisyada Amplasyad  Iskuulada Computerda labadlaayo IWM ?
 
Ma Ogtahay In Lagaa Caawinaayo Hadaad kal hadsho xaga Ictiraafka Iyo Horumarka Qaybah Bulshda?
 
Hadaba Qof Waliba Waxa Uu Dhitaysto Dheeftiisa Wuu Helaa waxaan Ku Taklinaya In fadhiga Laga Kaco Oo aan La Sugin Dawlada waayo Dawladu Intii Taakteeda Ah way dadaalaysaa Inkastoo Ay wasarad Arimaha Dibadu U Baahntahaya Fir Fircooni Iyo dadaal Sida Maanta Ay tahayna Wax Laga Badalo
 
Ilaahay Ayaan Idinku Dhaariyee Hadii Aad Dadaashaan Miyadaan Intaan Sheegay Iyo In Kabadanba aydaan qaban Karaynin Fadlan hadab Yaa Maali JIrayeey Weeyaan  (KAAD AHAYD AHAW)
OO KAAD SHALAY AHAYD AHAW) YAAN LÆAGU DOORSAN
 
Fadhi Ku Dirirka Iyo Reer Hebal Hadhka Kuuma Jiidaan ragnimadiina Muujiya Xinka Iyo Xasadkan Ka Fogaada Isa saamax Ilaahay Xidhiidhkiisan a hagaajiya Cadawgana ka Feejignaad Wabilaahi Tawfiiq Ilaahay Xaq hayna garansiiyo Aamiin Aamiin
 
Allahu Maa cIsal Islaamu walmuslimiin Ilaahay Sharaftii Iyo Cisigii Islaamka haw Siooi Celiyon Reer Somaliyan Ilaahay Xaqa Hagaran Siiyo Dhibkana ka Dul Qaado Aamiin Aamiin
 
Somaliland Guuuuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo
 
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com

· xaaji on March 20 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired