Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gudoomiyaha ganacasatada dhoofisa khudaarta oo sheegay maamul xumo ku habsatay

Ethiopia katimaada sida aadka ah looga yaqaan degmada tog wajaale isla markaana   lagu tiriyo raga ugu  cashuurbixin badan kastamka degmad tog wajaale mustafe xaashi ibraahin (calibayle) ayaa kawarbixiyey dhibaatooyin uu kuhayo ganacsigooda tog wajaale  taliyaha saldhiga booliska wajaale   muxumed cumar suldaan oosi badheedha marwalba faro galin uu haya shaqadiisii  garanla islamarkaana  kafog cadaalada waxaanu  sheegay  ganacsade mustafe xaashi ibraahin  oo shir jaraaid ku qabtay barxada hore ee kastamka tog wajaale waxaanu sheegay in taliyaha saldhiga booliska degmada togwajaale uu yahay masuul shaqadii  gabay qaranku u igmaday garanla islamarkaana ku mashquulay wax aan shaqadiisa ahayn  waxaan sheegay inuu gudoomiyaha ganacsatada khudaarta uu dalka soo galiyo laca adag kazoo gasho wasaarada maaliyada maalin walba uu kastamka tog wajaale u cashuuro shixnado  khudaara ah isla markaana geeyo Somalia Somaliland puntland anaga oo ah dad ganacsigoodu si sharciya umaro dalka islamarkaana ah muwaadiniin kazoo jeeda degmada tog wajaale  ahaana ganacsatadii maalkoda uu huray isbadal cadaaladi ka dhaco dalka kubixiyey hantogoda gaarka aha waxaa mudane madax wayne kugu war galinayna in saldhiga booliska wajaale noqday goobta ugu cadaalad xun  dalka cadaladaraduna kabadatay wakhtigii axmed dacawo haysan jiray  anaga ooleh  xukuumadu ma dhib ayey kusoo kordhisaydalka mise cadaaladarada ayey waxka qabanaysay?  Waxa madax waynaha jamhuuriyada Somaliland  mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo taliyaha cidanka boliska Somaliland general cadilaahi fadal iimaan ku war galinaynaa in cadaaladaradu heerkii ugu saraysay kamarayso saldhiga booliska tog wajaale iyada oo saldhiga uu
Taliye ka yahay masuul jaahila ah islamarkaana aan  aqoon dheer ulahayn sharciga dalka uyaal  nidaamka boolisnimo kuna tunta sharciga  iyo xuquuda muwaadiniinta isaga oo dadka maxaabiistaa ku haya saldhiga in ka badan shan cisho waxa kale oo  dadka loogu hanjabaa hadii aad idacwaysaan jeelka ayaan idin gayn iyada oo habayaraate anay waxba uuga soo kordhi siminaaradii dawladu uqabatay taliyayaasha saldhigyada dalka horena ay dadwaynaha reer tog wajaale uuga cawdeen dhawr jeer oo hore waxa mahadgaara u celinaynaa gudoomiyaha maxkamada gobolka gabiley maxamed jimcaale maaxa oo dhawr jeer oohore  kusoo celiyey kiisasa bilaa badhis ah oo uu maxaabiis kugudbiyey  saldhiga booliska degmada tog wajaale oo ay dhamaan baadhayaashii kawada badasheen kadib markay u adkaysan wayeen  kutumasada sharciga ee taliyuhu wado isla markaana ka qaatay badal ay uqaateen saldhigyada kale ee dalka taliyaha oo kusifoobay  cadaaladaro eex  qabyaalad islamarkaana aan umad ugarsoori karay hadii laba qof isasoodac weeyaana aan ugarsoorin balse labadaba yiaa xereeya sidii wuuxuu saldhigu yahay xero  lo,aad   

 
Mustafe Xaashi  Ibraahi (CALI BAYLE )   Tog Wajaalle
EMAIL . mustafshire@hotmail.com

· xaaji on April 06 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>