| ||
|
Tog wajaale wacyiga jira waayaha kastamka duruufaha kuxeeran maamul xumada.agaalada tog wajaale oo ah magaalo ganacsi islamarkana ah xarunta ugu wayn la isku waydaarsado ganacsiyo kalagadisan oo dhex mara ganacsatada wadamada geska afrika waxa kutaal saylada uugu wayn xoolaha nool lagukala ibsado islamarkaana looga sii dhoofiyo wadamada carata degmada tog wajaalle waxa ku yaal kastamka cashuura badeecadaha kala duwan ee dalka soo galaya balse waxa jirta maamulxumo ragaadisay kastamka iyo badecadihii magaalada soo galayey aanloo cashuurin sidii loo baahna a balse iyada ookastamka lagu soo badalay maamule cusub hase ahaatee anuwali fahmin nidaamkii shaqo iyado wasaarada maaliyadu ay dhawrjeer hore ay badashay maamulayaasheeda kastamka degmada tog wajaale si ay u ilaaliso dakhliga kastamku inuu kor ukoco balse nasiib daro wasaarada ganasi masuulka ujooga kastamka tog wajaale uu yahay khabiir ku xeel dheer arimaha musuq masuqa isla markaana ganacsatada magaalada kuleh bakhaarada uu habeenkii kazoo urursado lacago isaga oo yidahda saaxibayaal sadex cisho ayaanan waxba idinka qaadine oo baabuurtana aan idiin sii daaye wixii anu ku heshiinay keena taasina waxay dhabar jabku tahay dakhli urinta wasaarada maliyada wasaarada ganasiga masuulka loosoo magacaabay wajaale inuu kashaqeeyo balse aanu maalinkaliyana iman iyada oo ay joogaan shaqaalo hoosaadyo aan tayo lahayn islamarkaana si xeeladaysan suuqa uga urursada maalin walba kastamka tog wajaale oo ahaa kastamka sadexaad markii laqiimeeyey dhakliga uusoo saaro ayaa waxa jirta in hoos udhac wayni kuyimid dakhligii usoo xeroonjiray waxay dhibi ka joogtaa inuu kastamka tog wajaale uu cashuuro oo kaliya khudrada taransika ah eetagaysa Somaliland puntland iyo Somalia kuwaasoo iyagu sii maraya kastamyo lagu jeekingareeyo balse aan lacashuurin booyadaha sidashidaalka kaalmaha magaaladu iibiyaan ee kayimaada dhinaca Ethiopia iyaga oo aan loogoyn juwa balse ay lamacaamilaan masuulka wasaarada ganacsiga ujooga tog wajaale oo ku talaxtagay isla markaana rukumada ku aastay tog wajaale waxakale oon lacashuurin caleenta shaaha qoriga loo yaqaan baxarasaafka kabaha dawooyinka hadab waxa xukuumada Somaliland ku wargalinaynaa in kastamkii wajaale uu noqday kastamka ugu musuq maasuq badan dalka iyadoo laxalaashaday hantidii umada ee qasnada dawlada ku dhicilahayd waxakale oo jirta inaan waxjuwana aan loo jarin jaadka magaalada yimaada balse kiish gaar ah lagu urursado waxa xukuumada somaliland ka codsanaynaa in lasoo diro khuburo ukuur gasha silo xaqiijiyo aafada m usuqmaasuq ee kajirta kastamka tog wajaale waxakale oon loo bahaanyahay in loo soo diro gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuq maasuqa silo xakameeyo wasaarada ganacasiga iyo wasaarada maaliyada waxa looga fadhiyaa dad ilaaliya hantida umada oon lahayn wax balwad ah waxa loo ga baahan yahay labada wasaaradood ee maaliyada iyo ganacsiga inaysaxaan dhaliishooda qaladaadka shaqaalohoodu kujiro
|
|
Render time: 0.17 seconds
|