Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shaqaalaha wasaarada maaliyada ee kastamka degmada Tog wajaalle

Tog wajaale laba masuul oo katirsan kastamka oo isku farasaaray
khilaaf xoogan ookadhexjira awgii Khilaaf xoogan oo baryahan danbe ka
jiray shaqaalaha wasaarada maaliyada ee kastamka degmada Tog wajaalle
ayaa sababay inay faraha iskula tagaan barxada hore ee kastamka
wajaalle laba masuul oo katirsan wasaarada maaliyada oo midiyahay
qasnajiga kastamka midna yahay sarkaal katirsan cahuurahaha barriga
waxa baryahan danbe soo cusboonaaday isqabqabsi wada shaqayn la,aan
kajirta laamaha kala duwan ee kastamka waxaad arkaysaa maalin walba
laba kamida shaqaalaha oo lakala jiidayo iyadoo meesha ay ka baxday
wada shaqayntii ka dhaxaysay laamaha kala duwan ee kastamka tog
wajaalle ka hawlgala isqabqabsigaas oo ay cabasho ka muujiyeen
ganacsatada cashuur bixiyayaasha ah iyaga oo sheegay inay mararka qaar
isqabqabsigu sababo inay xanibnaadaan saacado hadaba dhibta jirta oo
ah masuuliyiintii loosoo magacaabay kastamka oo xilkoodii qaranku u,
igmaday gabay islamarkaana aan ugudan sidii loogutalagalay iyada oo
aanay habayaraatee aanay ka jirin kastamka is qadarin kala danbayn
taasina sabab utahay khilaafka soo kala dhex galay shaqaalaha
wasaarada maaliyada maamulka kastamka oo aan ku shaqayn shuruucdii
wasaarada maaliyadu u jidaysay shaqaalaheeda oo ahaa in qofkasta oo
kamid ah shaqaalaha wasaarada maaliyadu uu maalin walba uu saxeexo
warqada xaadirinta shaqaalaha ee loo yaqaan atodhenis galinka hore
iyo galinka danbe marka shaqada laga baxo iyada oo sharcigaasi aanu
hada kashaqayn kastamka degmada tog wajaalle yada oo wasaarada
maaliyadu intabadan kawarwareegta dhaliilaha ka jira kastamka tog
wajaalle ayaa sabab unoqotay kala danbayn la,aanta kajirata ayaa la,
odhankaraa masuuliyiinta loosoo magacaabay kastamka oo aan sida badan
aan kazoo xaadirin shaqada marka u, horaysay saaka subax ee aan galo
kastamka waxaan galay xafiiska cashuuraha ee kastamka waxay
indhahaygu qabteen ijabanihii shalay oo dhexyaal haastiri sigaar
farabadani ka buuxo markaan halkaa kazoo baxay waxaan judhiiba indhaha
ku dhuftay xafiiskii maamulaha iyo maamule kuxigeenka oo xidhan waan
dhaafay hadana waxan arkay xafiiskii ganacsiga oo xidhan oo la
leeyahay hadhaw ayuu soo toosaa oo waan sugaynaa waxaan udhaqaaqay
xafiiska laanta socdaalka tog wajaalle oo dhinaca ku haya kastamka
waxaan ku arkay askar ku labisan saraawiil madoow iyo shaadhadh cadcad
oo diyaar ku ah meesha markaan waydiiyey maxaa meesha idindhigay
xiligan waxay igu jawaabeen warqadii ayaan sexeexaynaa oo waxa
nalookaladirayaa kaantaroolada magalada lagasoogalo ee laga baxo
hadaba su, aashu waxay tahay xukuumadu miyaanay is ogayn ma ingaara
ayuunbaa sharciga ku shaqaysa miyaanse loo sinayn sharciga ku askarta
ah iyo kuwa wasaarada maliyada ka shaqaynaya iyo kuwa kashaqaynaya
wasaarada ganacsiga

Maxamed Cabdillaahi Qombor Tog wajaalle

· xaaji on May 01 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>