Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ganacsatada Somaliland oo ka qayb galaysa Shir Dawladda Turkigu u qabanayso Ganacsatada Somaliya.

Hargeysa(Hargeysa Online) Ganacsato Reer Somaliland ah ayaa dhawaan dalka Turkiga kaga qayb gali doonta Shir Dawladda Turkigu u qabsanayso Ganacsatada Somaliya, kaasoo ay kaga dalbanayso in xidhiidh Ganacsi oo dhaw ay la sameeyaan Wax-soo-saarka Dalkooda.

Shirkan Ganacsatada Somaliya lagu casuumay waxa qaban qaabinaysa Dawladda Turkiga waxaanu qorshaha ay ka leeyihiin yahay sidii xidhiidhka labada Dal isugu soo dhawaan lahaa isla markaana u wadaagi lahaayeen wax-soo-saarka labada Dal. Shirkan ayaa ka dhici doona magaaladaa ISTANBUL

Dawladda Turkigu waxa ay Ganacsatada Somaliland ka casuuntay shan iyo toban xubnood kuwaas oo la sheegay in Liiskoodii loo gudbiyay iyadoo dhinaca Somaliyana ay ka tagi doonaan Ganacsato kale oo la martiqaaday, sida ay ilo wareedy lagu kalsoon yahay Hargeysa Online u xaqiijiyeena waxa ay Dawladda Turkigu soo marisay Martiqaadkan Dawladda Somaliya.

Tartanka loogu jirop khayraadka Somaliya ayaa soo dadajiyay in Dawladda Turkigu soo qaban qaabiso shirkan iyadoo dhawaana Dawladda talyaanigu shirk an oo kale ah ay u samaysay Ganacsatada Somaliya, inkasta oo aanay Reer Somaliland kaas ka qayb gelin.

Shirka Dawladda Turkigu u qabanasyo Ganacsatada Soomaaliyeed waxa bar bar socda qaban qaabo kale oo ay dawladda Turkigu ku casuuntay Bnadhig Carwo ah oo ay ka qayb geli doonaan Rugta Xubno ka socda Ruigta Ganacsiga Somaliland kuwaasoo iyana ay Dawladda Turkigu casuuntay.

 

HargeysaOnline.Net

· xaaji on May 05 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired