Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hambalyo-Xuska-18-May-22-Munaasibadii-Ugu-Qiimaha-Badnayd-Laakiin-JSomaliland-Miyey-Ilowday-Maalinta-18-May-Waxay-Mudan Tahay?By-Barkhad Xaaji Cabdi''MrGaboye''

ASC/Marka hore waxaan halkan salaan hambalyo u dirayaa dhamaan masuuliyiinta iyo madaxda iyo madaxweynaha JSAOMALILAND "MUDANE AXMED MAXAMED MAXAMUUD" iyo ku xigeenkiisa "CABDIRAXMAN SAYLACI" iyo madaxda golayaasha guurtiga iyo goalaha barlamanka iyo xildhibanadooda iyo madaxda sadexda xisbi qaraan iyo dhamaan shacbi weynaha reer somaliland ee jecel qaranimadooda somaliland ,waxaan ku hambalyeynayaa munaasibada xuska maaliinteena qaranimo oo aan ku qiimeyn lahaa "MAALINTA CADAALADA JSOMALILAND 18 MAY" maaliinta 18-may  ee sanadguuradi 22-ee xuska qaranimada jsomaliland ,xuskan munaasibadan 18-may ee 22- waxay noqotay mid taariikhiya oo aan hore u dhiciin sida dalak iyo dibadaba maanta looga xusay ee soo jiidatay indhah caalamka kana nixiisay inta cadawga ku ah somaliland ,,waxaan ku qiimeyn karna maaliin dahabiya oo xusuus gaara inoo ah caalamkana u soo jeedisay indhahooda inaynu nahay umad qarana oo jecel qaranimadooda jsomaliland ,hambalyo hambalyo sida geesinimada leh ee shucuubteena ugu muujinay maaliinta qaranimadeena xukuumada jsomaliland..


Waxaa hubaala inay maalintani tahay maaliin dahabiya oo loo soo maray halgan dheer maal iyo nafba loo hurey 18-may 'hadaba waxaan is weydiiyey aniga ''mrgaboye ahaan ""maxay malintani ku timid ,maxaa sababay in maaliintan la helo ,waxan dareemaya oo shaki ku jiriin in maaliintani 18-may tahay maaliintii dulmiga iyo cadaadiska iyo cadaalad xumadii lagu hayay shacbi weynaha reer somaliland lagula dagaalamay waxaa loo soo maray halgan dheer oo kumaankuun qof ay ku naf waayeen ,maal iyo moodba lagu leeday ,waxaa hubaala in kumankun raga dhiigooda qaaliga u daadsheen kuna naf waayeen ,waxaa hubaala in kumaankun ku naafoobeen oo ay maanta daryeel la aan qaarkod ku yihiin dalkeena ,waxaa jira kumaankun ku Agoomobay ,iyo qaar ku gublamayba ,waxay geesiyadaa dulmi diidka u hurey naftooda maalkooda ay doonayeen inay dalkooda hooya heeryada duulmiga iyo cadaalad xumada ka  la dulqaadan ,dalkooda iyo dadkooduna ku noolaadan sinaan iyo cadaalad ,waxaa hadaba nasiib daro noqotay in maaliintaas qiimahas iyo xushmada gaarka leh ee kumaankanka kuuni u hureen dalkooda iyo dadkooda reer somaliland ayna ku nafwaayen in markii aynu helney qaranimadeena 18- may 1991, ilaa hada xukuumadii inoo dhalataba ay dulmigaas iyo cadaalad xumadii halkii uun ka sii socoto oo maanta aniga gudaheena reer somaliland ahaan aynu isku heyno dulmigii iyo cadaalad xumadii ,,markaa waxaan leehyahay  xukuumadda somaliland ''umul baa i loowda eedadka soomaraye ,miyaad iloowdeen waxay maaliintani 18-may mudan tahay waa cadaalad iyo sinaan in dalka lagu maamulo ...wixii dulmiga iyo cadaalad xumada aad shalay ka dagaalanten miyeyduun maanta muwaadininta wadanka u dhshey inad ku maamushan dulmi iyi cadaalad xumo ,,maalinta 18-may na aad ka dhigtaan maaliin Mugdiya,,,

Waxaan ku soo gaba gabaynaya xukuumada somaliland waxaynu 22-sano raadina in la aqoonsado jsomaliland laakiin waxaan xukuumadayda weydiinaya ,qofka bini aadamku wuxuu leehyahay lix laxaad oo dhamaystiraan ,markaa nin laxaad ka dhimanyahay ma dhamaystirna ,JSOMALILAND waxay ku sooctaa waa shan laxaad ,markaa qof shan laxaadlihii waa qof laxaad dhimanyahay sidee ba loo aqoonsada qof laxaad ka dhimanyahay waa qof aan dhamaystirneyn marka loma aqoonsanayo inuu yahay qof lixdiisi laxaad qaba ,waa qof laxad lihi waa qof duman xukuumadayda jsomaliland hal laxaad oo luug ah ayaa ka dhiman ,laba shayna ma socon karto ilaa ay hesho laxadka ka maqan ee ay ku socon lahayd mida labadna ma is taagi karto ilaa ay hesho lugta labad ee ka maqan ,waxan hadaba ku buurinaya jsomaliland laxaadka ka maqaan ee aad ku socon lahayd laguguna aqoonsan laha kuna istaagi lahayd waa laxaadka muwaadininta beelaha gabooye ee reer somaliland ee xaquuqdoodii aasaasiga ahayd ee ay dalkooda hooyo ee jsomalialnd ku lahayeen ka maqantahay inaad siisan xaqooda oo aad u aqoonsatan inay yihiin muwaadiniin dhaba oo dalka idiinla leh xaquuqda aad leehdihiina idiinla leeh ee intaad alah ka yaabtan siiya muwaadinintan xaqooda markas ayaad laxaadkood idiinka maqan idiin dhamaystirmaya lixdii laxaadna aad yeelanaysa laynana aqoonsan doona ,noqonaynana xukuumad lixdii laxaad u dhamaystiraanyahay ,waxaan ku soo gunaanadaya hambalyo kal iyo laaba iyo jsomaliland oo noqota qaraan dowlad madax banan ,guul ban u rajayanaya JSOMALILAND ,WABILAAHI TOWFIIQ...


Gudoomiyaha Qurba Joogta Muwaadininta Beelaha Gabooye Ee Reer Somalilnad'North America'

Mudane -Barkhad Xaaji Cabdi""MrGaboye"
Ontario Canada 
· xaaji on May 23 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>