Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waxaanu soo dhawaynaynaa in waxa laga qabto musuqmasiqa dalka jira hada oo ay ugu horayso dekeda Berbera.

Jamhuuriyada Somaliland  oo ah qaran curdin ah  islamarkaana dadkiisu raabaan in qarankani hanaqaado ayaa waxaa  dhibaato ku haystaaa shaqsiyaad gaar ah oo u heshiiyey cashuurtii dadka iyo dawladaba wax u qaban lahayd in la leexsaday islamarkaana loo soo samaystay juwano foojari ah oo lagu lunsado lacagtii qaranka qasnadiisa ku dhicilahayd iyada oo la ogaaday in aysamaysantay shabakad balaadhan oo foojariistayaal ah taasina ay diciifinayso habsami usocodkii cashuuraha wasaarada maaliyada  waxaan xukuumada Somaliland ku dhiirigalinaynaa in waxa laga qabto musumaasuqa iyo khayaamada kajirta kastamyada dalka iyo dekeda Berbera oo  ah saldhiga  halbowha ugu wayn ee musuqmaasuqu ka bilaabmo waxaan soo dhawaynayaa talaabada  iyo dhaqdhaqaaqyada uu wado hantanti  dhawraha guud ee qaranka Somaliland dekeda Berbera oo ah goobta bilawday juwanada been abuurkii waxay samaysay anay soo gaadhaan juwano foojari  ahi kastamyadii dalka  hadaanay  xukuumada talada haysa ee kulmiye wax ka qaban aafaada dalka hada ku fidaysa waxay wax udhimi doontaa  nidaamka hor,umarineed eedalka kajira  waxakale oo wasiirka wasaarada maaliyada u sheegaynaa  inay kastamka  degmada tog wajaale aan loocashuurin jaadka magaalada yimaada sidii loo baahnaa juwana aan loo jarin haday ganacsatada jaadlayaashu yidhaahdaan juwano noo gooya in loogu hanjabo in cashuurta lagu kordhin dooni amarna lagu siiyo inay bilaajuwan lacagta kubixiyaan jaadka ay dakhli ahaaan juwanka ugaliyaan oo ah 200 oo kilo gram  caqliga magashaa tog wajaale ayaa lagucunaa ookaliya 200 ookilo  waa inasy dawladu dhaliisheeda isasaxdaa waxakale oo jira  caleenta shaaha  oo sitoos ah magaalada loogu rogo in habeenkii lacagta lagasoo qaato bilaajuwan  bakhaarada magaalada waxakale oo jirta  baxarasaafka  magaalada soogala inaa juwano loogoyn balse jeeebka lagushubto  waxakale oo jira in sibidhka Ethiopia ka yimaada oo ay maalin walba lagu dajiyo 10.000 kun oo kiish magaalada aa  isna wax jun ah loo jarin hadaba  su aashu  waxay  tahay ma  wasaarada maaliyada ayaa la ,og mise waxa jira xudhuudh hoose  taasi waa su,aal gabaygii muuse cali faruur ayaa odhan jiray kulmista iyo kacaankan iyo kooxdan wadataal  kooxdaa kaynta raadyaha dhigtee kaalay nagu waalay kaligood wax nama yeelayane kaaliyaajira hadaba hadaan  laisdhagatirayn waxaanu dhawrjeer oo hore warbaahinta ku iftiiminay inuu qarankani Somaliland uu dhacanyahay kuwadhacayaana ay yihiin kuwii uu shaqada  usooigmaday hada si loo xaqiijiyo islamakaana loo yareeyo musuqmaasuqa waxaa soo jeedinaynaa in wax laga badalo siyaasada hada ay ku shaqayso wasaarada maaliyada  iyo  wasaarada ganacsiga oo masuuliyiintoodii kastamyada joogay ay ku heshiiyeen  siday qarankan udhicilahaayeen taasina sababtay inuu xoogaysto musuq maasuqu markii ay waayeen dawlad laxisaabtanta iyo odhad madax banana ooshaqadiisa sixor ah uguta markaa ayaa siwada jir ah loo xakamaynayaa tuugada kajirta dalka  waxa kale oo aan uugu baaqayaa madax waynaha jamhuuriyada somaaliland mudane  axmed siilaanyo inay  arintani  foojaristayaashu haliskutahay qarankan aad madax waynaha utahay hadaan wax hadlaga qabana inay imandoonto in lacagta shilinka Somaliland ay soo foojariyeeyaan cawaaqibxumona ka imandoonto.

 

Qallinkii   Maxamed Cabdillaahi Qombor   Tog Wajaalle

· xaaji on May 26 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>