Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kooxo hubeysan oo afduub kula kacay dooni Xoolo ka qaaday dekeda magaalada Boosaaso.

Dabley hubeysan ayaa afduubatay dooni xoolo Nool ka qaaday dekeda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, iyadoo illaa hadda aan la ogeyn halka ay la’aadeen.

Wararku waxay sheegayaan in doonidan oo lagu magacaabo Shaahi Al-Nuuri ay shalay ka furatay dekeda magaalada Boosaaso iyadoo waday xoolo Lo’ ah oo tiradoodu gaareysay illaa 600 oo neef.
 
Wakiilka doontaas oo lagu magacaabo Xareed Maxamuud Yuusuf ayaa warbaahinta u sheegay in kooxo hubeysan ay doontaas u gacan gashay wax yar ka dib markii ay ka furatay dekeda magaalada Boosaaso.

“Markii doontaas ay gaartay meel dekeda Boosaaso ka baxsan 20-mile ayaa kooxo hubeysan oo burcad badeed loo maleynayo ay weerar ku soo qaadeen, weyna afduubteen illaa haddana naqaano meel ay la aadeen” ayuu intaa ku daray Xareed Maxamuud Yuusuf.

Waxaa uu intaa ku daray Xareed in doonida oo ku sii jeeday, xoolahana u waday dalka Qatar ay la socdeen 15 shaqaale dhamaantood u dhashay dalka India, isagoo xusay in ciidamada Puntland ay ku wargeliyeen arintan ayna sugayaan talaabada ay qaadaan.

 

Hargeysa Online

· xaaji on June 06 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>