Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Booliiska Dalka Canada Oo Jidhdil ku sameeyey qaar ka mid ah Somalida halkaa ku nool.

Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Soomaalida ku nool magaaladaas ayagoona jidhdil ugu gaystay ayeeyo Soomaaliyeed oo 96 sano jir ah.

Weerarkan oo sida la filaayo salka ku haayo dagaal u dhexeeya duqa magaalada Toronto ninka lagu magacaabo Rob Ford iyo Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalkaas Canada, ayaa weerarkan booliiska waxaa uu ku yimid amar uu bixiyey duqa magaalada Toronto, iyadoona xilli habeenimo ah oo saq dhexe ah loogu dhacay guryaha ay Soomaalidu ka degan yihiin magaalada Toronto ee xaafada Dixon.



Weerarkan iyo howlgalkan oo ahaa mid ay booliisku adeegsadeen xoog ayaa waxay ku jajabinayeen oo ay cagta mariyeen guryaha Soomaalida iyadoona ay halkaas ku qabteen ilaa iyo 44 qof oo Soomaali ah oo ku eedeysan inay ku lug lahaayeen budhcadnimo iyo ka ganacasiga daroogada iyo daroogo gaadheysa ilaa iyo 175 gm, 42 bistooladood, iyo lacag kaash ah oo dhan ilaa iyo 570,000 oo doolar, Booliiska oo inta ay wadeen howlgaladaa ayayna si arxan daro ahna u dhaqmayeen, arintase ugu yaabka badan waxay ahayd ka dib markii ay islaan weyn oo ayeeyo ah oo 96 sano jir ah ay isku jabiyeen islamarkaana ay jidhdileen, Islaantaa ayeeyada ah oo ka codsatey askariga booliiska inuu u qabto marada oo ka dhacday balse uuayuu askarigaasi ugu jawaabay ayeeyadaa hadalo aan wanaagsanayn, Sidoo kale ayaa hooyo Saciido Xirsi oo ah 64 sano jir waxay sheegtay in mid ka mid ah askartaasi uu wajiga ka haraantiyey.

Ugu dambeyntiina iyadoo Soomaalida ku nool magaalada Toronto ay cabasho weyn ka muujiyeen sida ay booliisku ula dhaqmeen islamarkaana ay sheegeen inay dacwad ka gudbin doonaan booliiska ay ka qeybqaatay howlgaladaas lagu waxyeeleeyey Soomaalida ayaan la ogeyn arintaas inay wax soo kordhin doonto, Duqa magaalada Toronto Rob Ford oo ka hadladay arintaas ayaa isagu ku gaabsaday inay howshani ahayd mid booliiska quseyso, iyadoona af hayeen u hadlay booliisku uu difaacay duqa magaalada uuna ku sheegay inuu qorshahaan ahaa mid horey ;oo sii shaaciyey inta aysan soo bixin eedeymaha Soomaalida ee ku aadanaa duqa magaalada Toronto, Laakiin waxaa jira shaki weyn oo ku saabsan inuu duqa magaalada uu daba joogo arin fadeexo ah oo ay sheegeen dhawaantan qaar ka mid ah Soomaalida ka ganacsato daroogada taas oo ahayd inay hayaan cadeyn film ah oo muujinaysa duqa magaalada Toronto oo isticmaalaaya daroogada Cocaine.

 

Hargeysa Online

· xaaji on June 20 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>