Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamada Booliska Ee Boorama Oo Xidhay 8 Oday Oo Lala Xidhiidhinayo Dilkii Ka Dhacay Deegaanka Xariiad.

Boorama (Hargeysa Online)Ciidaamada Booliska ee Magaalada Boorama ayaa wada hawlagalo ay ku beegsanayaan kuna qaqabanayaan odayaasha dhaqanka ee beelaha degaanka Xariirad, kuwaasi oo ay ilaa hada ka qaqabteen gudaha Boorama laba oday dhaqameed iyo aqoonyahan, waxana Odayaashan hada ku jira xabsiga dhexe ee Boorama oo ay tiradoodu dhan tahay sideed oday iyo aqoonyahano ay kala yihiin:



1. Caaqil Maxamed Samaale Bahdoon (Laga Xidhay Boorama)
2. Caaqil Jibriil Saciid (Laga Xidhay Boorama)
3. Aqoonyahan Maxamed Cilmi Faarax, Cidlokawareer, (Laga Xidhay Boorama)
4. Caaqil Maygaag Daahir Bucul (Laga soo xidhayXariirad)
5. Caaqil Bashiir Daahir Hanfi (Laga soo xidhay Xariirad)
6. Caaqil Cali Cumar Raage (Laga soo xidhay Xariirad)
7. Caaqil Cismaan Cabi Muuse (Laga soo xidhay Xariirad)
8. Caaqil Cadoosh Bile Cabilaahi (Laga soo xidhay Xariirad)

Sidana waxa shabakada u xaqiijiyay qaar ka mid ah ehelada odayaashan.

Saraakiisha amnigu waxa ay ka gaabsadeen in arintan ay ka bixiyaan wax faahfaahin ah, balse dadka indhaha ku haya xiisada ka aloosan Xariirad ayaa waxa ay qaqabashada xukuumada ee odayaashan ku xidhiidhinayaan dilkii dhawaan ka dhacay magaalada Xariirad, taasi oo lagu dilay nin ka soo jeeda beesha Ciise.

Inkasta oo dilka ninkii ugu dambeeyay ee Xariirad lagu dilay aanay jirin cid sheegatay masuuliyadiisa, hadana xaalka degaankaasi Xariirad ayaa ah mid degen,walow aanay jirin nabadgalyo la mid ah tii ka jiri jirtay shaqaaqadan ka hor, lamana saadaalin karo in mar kale amaanku faraha ka baxo iyo inkale, inkasta oo ay xusid mudan tahay in ay halkaasi ku sugan yihiin boqolaal ciidamada milatariga ah oo ay xukuumadu halkaasi gaysay.

Sidoo kale waxa ay dadka arintan Xariirad u kuurgalaa saadaalinayaan in hadii dilkan u dambeeyay ee Xariirad ka dhacay uu salka ku hayo aanooyinkii hore in xadhiga odayaashan degaanka Xariirad-na uu noqon doono mid lagu qaboojinayo xiisada iyo beeshii dilkan loo gaystay, isla markaana ay xukuumadu damacsan tahay inuu mag dhaw u noqdo xadhig qaatay mudo 80 maalmood ah oo ay odayaasha beesha Ciise ugu xidhnaayen tan oo kale jeelka dhexe ee Boorama.

 

Hargeysa Online

· xaaji on June 21 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>