Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka wasaara waxbarashada iyo tacliinta sare oo xadhiga kajaray dugsi cusub.

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare marwo zamzam cabdi aadan ayaa manta xadhiga ka jartay dugsi lagadhisay idhanka jufada  ilkawayne wasiirada oo ay weheliyeen agaasimaha warshadaha  ENG  Abiib aw axmed cali  maamulka hayada caritaz  marwo nuura badhasaabka gobolka gabiley Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka  madaxa imtixaanadka maayarka Gabiley maayerka Togwajaale 
golaha degaanka Gabiley xafladaas xadhikajarista oo kulmisay maamulada degmooyinka Gabiley iyo Tog wajaale ayaa ugu horay waxaa halkaa kahadlay gudoomiyaha gudiga horumarinta degmada tog wajaale yuusuf maxamed xasan oo kazoo sheekeeyey  waayihii iyo mudadadii 22 sanadood ee ay Somaliland jirtay inaanay ka helin xuquuqdoodi haday tahay waxbarasdhada  balse ay maanta uuga mahad celinayaan marwo zamzam cabdi aadan oo tixgalisay codsigayagii aad iyo aad ayaan ugu mahad celinaynaa waxa kale oo uu sheegay in codsiyadii ay  ugeeyeen wasiiradii hore ee wasaarada waxbarashada soomaray inaanay marnaba midho dhalin waxa iyana mahad gaara uujeedinaynaa maamulka hayada caritas marwo nuura oo suurtagalisay dhismaha dugsiga waxakale oo halkaa kahadlay gudoomiyaha Degmada Togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo ku eedeeyey maayarka Gabiley inaanay habayaraatee soo dhaafin wixii  dhismayaal ee loogu talagalo gobolka balse iyagu iskufilaysiiya waxakale oo halkaa kahadlay
maayerka Gabilay shucayb maxame muuse oo sheegay inay isaasoo dhaafiyaan wixii deeq ah eesoo gaadha waxaanu sheegay inuu gudoomiyaha wajaale ku wareejiyey kaaryoonayaal lagu nadiifiyo magaaladtog wajaale siiyeyna qaybtoodii waxkale oo halkaa kahadlay badhasaabka gobolka Gabilay oo sheegay in wiixi tabasho ah ee ay degmooyinka uu xukumaa ay kalatabanayaan in isaga loosoogubiyo iyo wixii baahiyo ah ee deegaanka kajira waxakale oo halkaa kahadashay marwo nuura oo ah maamulka hayada caritas oo uu ga mahad celishay wasaarada waxbarashada iyo agaasimaha warshadaha ENG  Abiib aw axmed cali oo ay sheeg tay inaanu  dugsigaasi la,aanti anuu suurtagasheen inuu dhismo
waxakale oo halkaa kahadlay siyaasi cumar xaaji maxamuud oo kahadlay mahadnaqna usoo jeediyey wasiirada iyo hayadii dhistay waxaanu kacodsaday in deegaanka jufadu uu yahay deegaan aad ubalaadhan islamarkaana  ubaahanyahay in loo kordhiyo dhismayaasha dugsiyada wuxxuna usheegay wasiiradu inay indhaheeda kusoo aragto dhulka baaxadaleh eehore aan ulahaanjirin wax dugsiyo ah waxakale oo madasha kahadlay agaasimaha warshadaha ENG  Abiib aw axmed cali  oo uga mahad celiyay wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare morwo zamzam oo  uu sheegay inay suurtagalinayso balanqaadyadii xiligii kaambaynkii xisbiga kulmiye  uugu balanqaaday inuu waxka
qabandoono waxbarashada  wuxuuna sheegay inay wajigii hore ay qabteen  wixii dhimana ay  qabandoonaan waxakale oo uusheegay inay fulinayaan  islamarkaana ku shaqaynayaan siyaasada madaxwaynaha jamhuuriyada soomaliland  axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo ay gundhig utahay horumarinta cadaalada wadanoolashaha iyo dimoqraadiyada iyo qaranka oo noqda mid tiigsada dunida hore umartay waxakale oo goobta kahadalay gudoomiyaha waxbarashada gbolka gabilay cali aadan bayle oo sheegay inay wasaaradu dugsiyo badankadhistay gobolka oo ay kamidyihiin dugsigahoose ee Tog
wajaale waxkale oo uusheegay inay uqorshaysantahay inay kaamil ciise secondary school laba fasal ay kudaraan gaba gabadii waxa halkaa ka hadashay wasiirada morwo zamzam cabdi aadan oo    uugaga mahad celisay sidii quruxdabadnayd ee loosoo dhaweeyey sheegtayna inay dugsigan cusub wasaarad ahaan xilkasaaranyahay keenista macalimiin gunaysan oo ka hawlgala waxaanay kulatalisay dadwaynaha deegaanku inay wiilal iyo gabdho kawada faa,iidaystaan dugsiga ilaashadaana kana warhayaan  daryeelkiisa una arkaan inuuyahay hantidoodi wax ay iyagu leeyihiin

Maxamed Cabdilaahi Qombor  Tog Wajaale

 

· xaaji on June 28 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>