Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wiil yar oo 5 sano jir ah oo lagu dilay gobolka Texas.

Wiil yar oo Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhintay ka dib markii si xun madax looga garaacay.
Qoyskan Soomaalida ah iyo wiilkooda la dilay oo ku nool magaalada Fort Worth ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in laga soo bilaabo salaasadii dhawayd ay baafinayeen ka dib markii ay waayeen meel uu jaan iyo cidhib dhigay wiilkooda yar oo lagu magacaabi jirey Sida Cisman oo 5 sano jir ahaa iyadoona ay booliiska iyo dadka xaafaduba ay si wadajir ah baadigoob u galeen sidii dib loogu heli lahaa wiilkaa, Laakiin arintaas ayaan dhicin iyadoona dhowr maalin ka dib meydka wiilkaa yar laga helay meel aan sidaas uga fogeyn gurigooda agtiisa, Wiilkan yar oo u muuqday in la dilay ayaa waxaa ay booliisku dilkaas u qabteen wiil yar oo 13 sano jir ah oo aan magaciisa la shaacin maadaama uu yahay qof da'adiisu ay yar tahay iyadoona la sheegay inuu wiilkaasi uu madaxa ka garaacay wiilka yar ka dib markii uu dhibay ama uu ka xanaajiyey garaacidaa uu u dhintay wiilka Soomaaliga ah, laakiinse waxaa aan la ogeyn waxa dhaliyey arintaa.

Ugu dambeyntiina iyadoo wiilkaa yar waalidiintii dhalay ay murugo iyo naxdin weyn ku noqtey waxa ku dhacay wiilkooda ayaa hooyada dhashay wiilkaasi oo lagu magacaabo Dahabo Cabdi oo ka hadashay arintaas waxay u mahad celisay booliiska magaalada iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee magaaladaa sida hagrasho la'aanta ah ee ay ugu soo gurmadeen sidoo kale ayey waxay sheegtay inaysan wax aqoon ah u lahayn wiilka dilay wiilkeeda yar, Gacan ku dhiiglaha dilay wiilkan Soomaaliga ah ayaa u muuqda inuu yahay madowga Mareykanka waxaana la sheegay inuu ahaa qof dagaal iyo xasarad badan islamarkaana qof walba afka la gala oon istaagin iyadoo uu dhawaana ka soo baxay xabsiga dhalinyarada isagoo ku eedeysanaa dhac iyo tuugo uu geystay, Qoysakan Soomaaliga ah ayaa waxay isu diyaarinayaan inay aastaan wiilkoda yar ee uu dilay gacan ku dhiiglahaas aan arxanka lahayn.

Hargeysa Online

· xaaji on June 29 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired