Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Silaanyo Ayaa Caawa Digreeto Madaxweyne Isku Bedel, Xilka Qaadis Iyo Magacaabid Ku Sameeyey Agaasimeyeesha Guud.

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1890/072013 waxa uu isku bedel, xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Agaasimeyeesha guud ee Wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland. Iyo Maareeyeyaasha hay’adaha madax-banaan qaarka mid ah.
MADAXWEYNUHU:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka.

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimeyaasha Guud iyo Maareeyayaasha Hay’adda madaxa banaan

Markuu La Tashaday: Madaxda ay khusayso.

Markuu Ku Qancay: In ay hanan karaan, aqoon iyo kartina u leeyihin jagooyinkan;

Wuxuu go’aansaday

In laga bilaabo taariikhda maanta ay ahadaan Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Maareeyayaasha Hay’adaha madax-banaan
SNo. Magaca Wasaaradda

1. Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

2. Maxamed Sh. Cumar Xasan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah.

3. Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta.

4. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka.

5. Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

6. Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha.

7. Maxamed Cali Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda.

8. Abiib Axmed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka.

9. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha.

10. Maxamed Xuseen Axmed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.

11. Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga.

12. Maxamed Jibriil Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta.

13. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka.

14. Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control).

15. Cabdi Cali Jaamac Xog-hayaha Guud ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC).

16. Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha Hargeysa.

17. Fahmi Cabdi Bidaar Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Ka Hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga (NERAD).

18. Qaasim Xasan Mataan Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka

Beddel
SNo. Magaca New Old.

1. Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay’adda Maamul Wanaaga

2. Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

3. Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka.

4. Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Caafimaadka.

5. Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta.

6. Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control) Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta.

7. Siciid Saleebaan Mire Xil Suge Gudoomiyaha Guddida hore ee Ilaalinta Tayada (Quality Control)

Masuuliinta Xilalka laga nasiyey
SNo. Magaca Xilka

1. Maxamed Daahir Khayre Xog-hayihii Guud ee Hore ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC).

2. Cabdi Ibraahin Cabdilaahi Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa.

3. Mustafe Maxamed Qodax Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.

4. Xuseen Xaaji Axmed Yuusuf Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka.

5. Salaan Cabdi Cige Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah

ALLAA MAHAD LEH
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

· abdi on July 11 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired