Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Haweenay Ka Tirsan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga Oo Xabsiga Loo Taxaabay Qobolka California.

Booliiska magaalada Orange county ee gobalka California ee dalaka Maraykanka ayaa xabsiga u taxaabay haweenay ka tirsan boqortooyada Sucuudiga oo magaceeda la yidhaa Mesheal Alayban.

Haweenaydan ayaa lagu eedeeyaay in ay samaysay wax sharciga Maraykanka ka mamnuuca oo ah inay ka ganacsato dadka isla markaana ay kula dhaqanto adoonsi dad ay u haysato shaqaale ahan.

Arintan oo ay fashilisay haweenay u dhalatay dalka Kenya oo 30 jir ah ka dib markii ay ka baxsatay gurigaa lagu adoonsanayaay ayna gashay bas meesha maraayay oo ay saarnaayeen dad badani ayna qaylo ku dhufatay kan codsatay dadkiibaska saarnaa inay la hadlaan booliiska.

Daqiiqadao yar ka dib booliiskii ayaa yimid meeshaa waxaanay haweenaydaasi sheegtay inay gabadhani kula heshiisay markii hore 1600 oo dollar ayna shaqayso 8 saacadood maalintii oo shan cisho aha usbuucii,balse markii danbe ay ku tidhi wadaad shaqaynaysaa 12 ilaa 16 saacadood maalintii 7 cishaba lacagtana waa 220 dollar baasaaboorkiina way ka qaaday si aanay uga baxsan awgeed.

Booliiska ayaa arintaa markay maqleen sameeyaay baadhitaan ay ka bilaabeen Gurigii ay daganayd gabadah reer Boqor waxaanay halkaa ku arkeen 4 kale oo shaqaale aha oo ay ka soo kaxaysatay Sucuudiga laakiin asal ahaan ka soo jeeda dalka Filibiin.


Kadib markay ku cadaadeen arimahaasi ayaa xabsiga loo taxaabay waxaase lagu soo damiintay 5 milyan oo dollar sidaasaanay dibada hada ku joogtaa,waxayse sheegeen garyaqanada maxkamudu inay soconayso maxkamadu hadii danbiyadaasi ku cadaadaana ay mudan karto xabsi gaadhay ilaa 12 sano.

Arintay ayaa noqonaysa mid dhabarjab ku noqonaysa Boqortooyada sucuudiga kuna cadanaysa dulmiga ay ku hayaan dadka shaqaalaha u ah.

Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal hay arintan 24 saacadood ee la soo dhaafay

· abdi on July 13 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired