Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Haweeneey Saudiyad ah oo Shuruud Wanaagsan Ku Xidhay Nin Damcay Inuu Guursado.

Haweeney u dhalatay dalka Sacuudi Carabiya ayaa waxaa la sheegay inay ku xidhay nin damcay inuu guursado sharuud la yaab leh oo aan horey loo arkin islamarkaana aanay sameeyeen qaar badan oo ka mid ah haweenka aduunka ku nool. Haweenaydan oo ahayd macalimad wax ka dhigta iskuul ku yaala dalkaas Sacuudiga ayaa waxaa la sheegay inay ku xidhay nin damacsanaa inuu guursado arin la yaab leh oo ay rag badan jeclaan lahaayeen laakiinse aysan haweenka badankood ka suuroobin arintaas oo ah hadii uu rabo inuu guursado inuu sidoo kale mar la wada guursado 2 haween oo kale oo saaxiibadeed ahaa arintaas oo ninkaas ku noqotey yaab, Laakiin la tashiyo badan iyo dadaal dheer ka dib ayaa waxaa lagu guuleystay in ninkaas uu aqbalo sharuudaas taas oo keentay inuu mar qudha la wada aqal galo sadaxdaas haween isagoo sadax guri ka kireystay dhismo ku yaala halkaas islamarkaasna sadexdiisa xaas wada dajiyey goobtaas. Ugu dambeyntiina iyadoo arinta ay ku kacday haweeneydaas reer Sacuudi ay tahay mid aysan sameyn karin qaar badan oo ka mid ah dumarka dunidu ayaa arintaas waxay muujinaysaa jaceylka ay u qabto haweeneydaas reer Sacuudi gabdhahaa saaxiibadeeda ah maadaama ay la xumaatey inay kaligeed aqal gasho xili ay wali saaxiibadeed yihiin kuwo aan la qabin oo aan wax reer ah lahayn.

· abdi on July 31 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>