Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Siyaasiga Cismaan Caato oo Maanta lagu aasayo Muqdisho.

Muqdisho(Hargeysa Online)Cismaan Xasan Cali (Caato) ayaa gellinkii dambe ee shalay oo Isniin ahayd ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib markii habeen hore uu lasoo gudboonaaday xanuun dhinaca wadnaha ah. Marxuumka ayaa ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii dalka Somalia soo maray, sidoo kalena wuxuu wasiir iyo xildhibaan kasoo noqday dowladihii KMG ahaa ee Somalia. Ehellada marxuumka ayaa sheegay in xalay uu soo wajahay xanuun daran oo sababay in gellinkii dambe ee shalay uu ku geeriyoodo Muqdisho, iyadoo lagu wado in maanta lagu aaso isla Muqdisho. Dhawaanahan Cismaan Caato kama uusan muuqan siyaasadda dalka, isagoo u wareegay dhinaca ganacsiga oo uu markii horeba ku jiray, waxa se labaatankii sano ee dalka Somalia uu burburka ku jiray uu ka mid ahaa hoggaamiye kooxeed dalka soo maray isagoo kasoo qaybqaatay dagaallo badan oo dhacay. Laga soo billaabo Sannadihii 1991-kii illaa 1995-kii wuxuu ka mid ahaa xubnihii sida dhow ula shaqeynayay Jen. Maxamed Faarax Caydiid, isagoo lagu qabtay dagaalkii u dhexeeyay UNOSOM iyo xoogaggii Jen. Caydiid, inkastoo markii dambe lasii daayay. Allaha u naxariistee Cismaan Caato ayaa soo noqday Wasiirkii Howlaha guud iyo Guriyeynta ee Xukuumadii Prof. Cali Maxamed Geeddi.

Sannadkii 1995-kii waxaa isaga iyo Jen. Caydiid soo dhexgalay khilaaf uu ka dhashay gacan ku hadal dhexmaray taageerayaashoodii, waxaana ay dagaalamayeen tan iyo bishii August ee sannadkii 1996-kii markaas oo Jen. Caydiid uu dhintay. Muuse Suudi Yalaxow oo ay xulufo isku dhow ahaayeen Cismaan Caato tan iyo 1995-kii ayaa ka hadlay geeridiisa isagoo ku tilmaamay inuu ahaa siyaasi weyn oo qayb libaax kasoo qaatay siyaasadii uu dalku soo maray muddadii burburku jiray. Cismaan Caato ayaa wuxuu ka mid ahaa xildhibaannadii baarlamaankii ugu dambeeyay ee KMG ahaa, wuxuuna ka mid ahaa xubnaha sida weyn uga dhex muuqday baarlamaanka marka ay jiraan murannada siyaasadeed ee la xidhiidha howlaha xukuumaddii KMG ahayd. Cismaan Xasan Cali Caato ayaa ahaa nin taariikh ahaan wax isa soo baray, waxaa uu shaqadii ugu horeyey ka bilaabay isagoo kirish-boy ah degaanada Ethiopia gaar ahaan Feer-feer oo uu baaburta ka shaqayn jiray, Cismaan Caato ayaa 1950 waxii ka dambeyey isagoo yar ayuu waxaa uu shaqada ka bilaabay shirkado shidaal baadha oo ka shaqaynayey soonka shanaad ee Ethiopia waxaana ka mid ahaa sherkadahii ugu horeyey ee uu Caato la shaqeyey Singalayr iyo shell oo wakhtigaa ka baadhayey shidaal, Cismaan Caato ayaa caado u ahayd inuu jeclaan jiray inuu hadalka ku sifeeyo beesha bahwaynta Hawiye isagoo si toosa iyo si dadbanba wakhtiyadii danbe uu dawladii Siyaad Bare dhawr jeer ay xidhay kaas oo lagu eedayn jiray inuu tageero janaral Caydiid wakhtigii uu halganka bilaabay 1989kii . Marxuumka ayaa ahaa nin soomali land tagersan oo uu jeclaa in dadka reer soomali land aan la fara gelin ,waxyabaha ay ku kala boodeen janaral caydiid waxaa ka mid ahaa faragelintii Somaliland caydiid ku sameyey waqtigii dawladii salbalaar ee madaxwayne ku xigeenka ka dhigtay caydiid cabdi raxman tuur ayaa cisman caato isku fahmi wayeen in ay Somaliland arimaheeda faraha lagala baxo oo loo daayop qadiyadooda hadaan reer koonfureed nahayna aan dhisano dawlad koonfura oo aan Somaliland sideeda ula hadalno arintaasi oo uu Caydiid waqtigaa gashanka ku dhuftay . Cismaan caato ayaa waxaa soomali land ka yaalay hanti uu leeyahay gar ahaan cagafcagafyo kambanigu leeyahay oo ka shaqeeya mashruuca geedeble ee biyaha hargaysa cismaan caato ayaa ifka kaga tagat dhawr iyo labatan caruura oo isugu jira kuwo uu dhalay iyo kuwo ay sii dhaleen.
 

Hargeysa Online

· xaaji on August 06 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired