Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasaaradda Waxbarashada oo maamulkii Gobolka Maroodi-jeex kala wareejisay.

Hargeysa(Hargeysa Online) warar hordhac ah oo naga soo gaadhay wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegaya in maamulkii gobolka Maroodi-jeex ee wasaaradda Waxbarashada loo qaybiyay laba qaybood oo barri iyo Galbeed ah, kuwaas oo kala maamuli doona Dugsiyada iyo Macalimiinta ka hawl gasha.

Ilaa hada wasaaradda waxbarshadu si rasmi ah umay shaacin, hase yeeshee ilo wareedyo u dhuun daloola ayaa Hargeysa Online u xaqiijiyay in wasaaraddu hawshaas bilowday oo laba loo kala qaybiyay maamulkii Xarunta Gobolka Maroodi-jeex isla markaana loo magacaabay qaybta barriga Gudoomiyihii hore ee Gobolka Ismaaciil Dhubato.

Guddoomiyaha hada xilka haya waxa uu warku sheegayaa in loo daayay qaybta Galbeed ee Gobolka Maroodi-jeex, iyadoo hawshiisii maamul ku koobnaan doonto oo kali ah inta hoos iman doonta.

Lama oga sababta kaliftay qorshahan cusub hase yeeshee ilo wareedka warka aanu ka helnay waxa uu sheegay in ay bateen Dugsiyada Gobolka ka jira iyo Macalimiinta ka hawl gasha oo lagu qiyaasay in ka badan boqol iyo konton Dugsi oo isugu jira Dhexe/Hoose, taasina ay keentay in maamul daadajin lagu sameeyo.

Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta wasaaradda waxbarashada ee Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Cabdi Suldaan oo ay wararku sheegayaan in laga dhigay Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Qaybta Barri oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa arrintaasi ka gaabsaday, waxaanu sheegay in ay tahay war suuqa ku jira ee aanu war rasmi ah haynin.

Hase yeeshee, warku waxa uu sheegayaa in Maamulka qaybta barri ee loo magacaabay Xarun looga dhigi doono Dugisga Sare ee Maxamuud Axmed Cali qaybo ka mid ah dhismayaashiisa, halka qaybta Galbeedkuna ay sii ahaan doonto xaruntoodii hore.

Hargeysa Online.

· abdi on August 28 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired