Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Cabdisamad Cali Shire Oo Kulan Uu Shalay Kula Yeeshay Taleex Garaadada Dhulbahante Ee Dibad Wareega Ah Ugu Soo Bandhigay Qorshe Dagaal.

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdi-samad Cali Shire oo shalay kulan kula yeeshay degmada Taleex ee gobolka Sool Garaadada beelaha Dhulbahante ee Somaliland diidka ah. Sida ay Hargeysa Online u sheegeen dad goob joog ku ah magaalada Taleex ayaa tibaaxay in madaxweyne ku xigeenka Puntland Garaadada dibad wareega ah u sheegay in ujeedada socdaalkiisu uu ku yimid degmada Taleex ay la xidhiidho sidii ciidamada qaranka Somaliland ee gacanta ku haya deegaanada gobolka Sool dagaal lagaga saari lagaa, taas darteedna ay ku garab joogsadaan maamulka Puntland qorshahaasi. Waxaanay ilo wareedyadu intaasi ku dareen in Mr C/ Samad Cali Shire u sheegay madaxdhaqameedyada Somaliland diidka ah in maamul goboleedka Puntland ay ciidamo iyo saanad milatari oo lagula dagaal galo Somaliland ay keeni doonto. Dhinaca kale waxay ilo wareedyadu sheegeen in ciidamo maleeshiyaad ka socda maamulka Garoowe oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka oo ka yimid magaalada Garoowe ay shalay galab soo gaadheen degmada Taleex ee gobolka Sool, kuwaas oo wararka sheegeen in maleeshiyaadkaasi la dajiyay duleedka Taleex.

Hargeysa Online.

· xaaji on August 29 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>