Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukumada Somaliland oo Cambaaraysay Weerarkii ka dhacay Dalka Keniya oo ay ku dhinteen 59Qof.

Xukumada Somaliland ayaa Cambaaraysay Weerarkii Shallay Kooxda Alshabaab ku qaaday Dhismaha Weyn ee laga Tukaamaysto ee la Yidhado West Gate, oo ay ku dhinteen inta la ogayahay 59Qof in ka badan 175Qof  at ku dhawacmeen.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sheegay in in Xukumada Somaliland  Cambaaraynayso  Falkaasi shallay ka dhacay dalka Kenya oo lagu dilay Aad aad u badan.

Waxaanu yidhi.”Runtii Falkii shallay ka dhacay dalka Kiiniya gaar ahaana Magaalada Nayroobi,  waanu Cambaaraynaynaa, kaasi oo ahaa mid  Lagu dillay dadka aan waxba galabsan, Dawlada Somaliland  way Cambaaraynaysaa Falkaasi, oo ah fal aad u xun.”Ayuu yidhi wasiirku.

Hargeysa Online

· abdi on September 22 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>