Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jamaal Cali Xuseen Oo Dawlada Somaliland Ku Hambalyeeyey In Ay Hadda Qaadatay Taladii Ay Siiyeen Isaga Iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

Waxa galabta madaarka caalamiga ah ee Arlanda International Airport ee magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ka ambabaxay wafti uu hogaaminayo Musharaxa madax weynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen oo ku joogay booqasho rasmi ah oo uu ka heley wadanka Sweden oo qaadatay mudo Toddobaad ah , Isaga oo u kicitimay magaalada Hilsinki ee wadanka Finland.

Waftiga ayaa intii ay ku sugnaayeen wadanka sweden waxa ay kulamo la qaateen madax sare oo ka socota wasaarada arimaha dibbada iyo saraakiil ka tirsan xisbiyada mucaaridka, iyo Xubno ka socda Aqalka Baarlamanka dalka Sweden iyo Hay’ada Samofalka ee wadanka Sweden ee loo yaqaan SIDA.

Waxa uu Musharax jamaal Cali Xuseen Uga waramay marxaladihii kala duwanaa iyo wadooyinkii ay soo martay dimuqraadiyda Somaliland iyo ilaa halka ay haantan mareyso iyo arimaha doorashooyinka iyo in ay doorashadu ku dhacdo wakhtigii loo qoondeeyey iyo waxa ay u baahanyihiin in Dawlada Sweden ka caaiso Jamhuuriyada Somaliland.
Iasaga oo aad ugu nuuxnuuxsaday baahida Somaliland u qabto in Sweden Ka caawiso Jamhuuriyada Somaliland Taaba gelinta dimuraadiyada iyo in ay Sweden ka qayb qaatadato dib u dhiska iyo horumarinta Somaliland.
Waxa kale oo uu kulamo la qaatay Jaaliyadaha iyo dadka reer somaliland ee ku dhaqan wadanka Sweden.gaar ahaan Magaalooyinka Stockholm, Jönköping iyo Malmö. Isaga oo uga waramay xaalada guud ee uu dalkii hooyo marayo xaga Siyaasada Dhaqaalaha iyo arimaha bulshadaba.

Siyaasiyiintii iyo saraakiishii iyo Xubnaha baarlamanka dalka Sweden ee uu la kulmay Musharax Jamaal Cali xuseen waxa uu ka helay ballan qaad ah inay Somaliland ka caawin doonaan dhinacyada Maamul wanaaga iyo dhamays tirka Dimuqraadiyada.
Musharax Jamaal Cali Xuseen waxa uu mahanaq u jeediyey dad weynaha reer Somaliland ee ku nool wadanka Sweden. Isaga oo uga mahanaqay sida layaabka leh ee ay u soo dhawewyeen..
Musharax Jamaal Intii aanu ka amababixin magaalada Stockholm ayaa waxa uu u habalyeeyey dawlada somaliland oo uu ku tilmaamay in ay qaadatay siyaasadoodii iyo talooyinkii ay u soo jeediyeen.
Musharax Jamaal Isaga oo la hadlaya saxaafada ayaa waxa uu sheegay in dawladu hadda qaadatay taladii ay siiyeen isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Faysal Cali Xuseen. Oo ahayd in dawladaha caalamka ee aynu saaxiibka nahay la weydiisto dhismaha wadooyinka ee aan dhagax beena ummada lagu jaho waeerin. Isaga oo arintaa ka hadlayana wuxuu yidhi:-
Waan ku hambalyeynayaa dawlada in maanta ay dawladeenu qaadatay taladii iyo siyaasadayadii aan aniga iyo Guddoomiye Faysal Cali u soo jeedinay. ee ahayd in caalamka iyo wadamada aynu Saaxiibka nahay loo raadiyo dhaqaalaha lagu dhisayo wadadda ceerigaabo oo aan dhagax beena dadka lagu jahawareerin.

Anagu maanaan diidin in wadadda la dhiso ee waxaanu diidnay in la dhagaxdhigo wado aan shilin loo hayn.Iyo culayska la saarayo dadka danyarta ah.Talaabadan uu madaxweyne Axmed Maxmed Siiraanyo uu dalka Turkiga kaga dalbaday in ay ka caawiyaan dhismaha Waddada ceerigaabo waa cadaadis ka yimi xaga mucaaridka oo si toosa ugu sheegay in dhagax been ah marba meel la dhigin.
Bal eeg waddada Hargeysa iyo Salaxlley tiraba saddex jeer ayey dhagax dhigeen shan kiiloomitir oo ay balan qaadeen dawladu inay dhisayso ilaa hadana waxba kumey darin.Eeg waddada Baligubadle iyo Dawga Cad. waddii wajaale Jidkii Lughaya Iyo qaar kaloo badan xageebay ku dambeeyeen.
Waxa uu Musharax Jamaal Cali Xuseen wax lagu qoslo ku tilmaay warsaxaafaddeedkii uu shalay soo saarey xoghayaha Guud ee xisbiga kulmiye.waxaanu yidhi.
Waa wax lagu qoslo Xisbiga Kulmiye oo ay ku jiraan Rag aqoon iyo karti badan lagu tuhmayo in ay shaci jabinta ay sameeyeen iyo sharciga ay ku tunteen ay ku tilmaamaan wanjalaad iyo dafiraad cad oo ay ku dafirayaan Munaasibaddii aanay u kala hadhin xukuumad iyo xisbi ee ay ku baxday lacagtii ummada ee dhamayd kontanka kun ee doolar 50,000$ ee ay qaabka sharciga Dawladaha Hoose dhaafsiisan maalinta cad ugu sheegeen inay Hantiyeen xildhibaanno ka soo jeeda Xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo Waliba Maayarka Magaalada Berbera.

Qoraal uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaan meelnaba lagaga soo darin Laguna dafiray Hadalladii ay masuuliyiinta xisbiga Kulmiye iyo wasiirrada Xukuumadda Goobtii lagu soo dhaweynayey Maayarka Berbera kaga faanayeen inay Hantiyeen oo Gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Tiirarkii magaalada Berbera.
UCID-Media Group
Stockholm
 

jamaal1.jpg

jamaal2.jpg

 

· abdi on October 05 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>