Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo ku dhawaaqay in Muddo 24Sanno ka dib Somaliland yeelanayso Boos u gaar ah.

Hargeysa(Hargeysa Online) Wasiirka wasarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Maxamed Jaamac  (Abgaal) ayaa sheegay in muddo 24sanno ka dib ay hawlgalinayaan Boostii ay lahan jirtay Somaliland ee waraaqaha layskugu gudbin jiray, waxa kale oo uu sheegay in si rasmi ah ay wasaaradu u qaadi doonto cashuurtii ku waajibtay shirkadaha Isgaadhsiinta oo uu xusay in qaranku xaq ugu leeyahay, waxaanu tilmaamay in aan shirkadaha laga qaadin  lacagtii ku waajibtay.

Siddaasi waxa uu ku  sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa magaalada hargeysa.

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo arimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Muddo 24sanno ka dib waxaanu hawlgalinayana Boostii ay lahan jirtay somaliland ee waraaqaha layskugu gudbin jiray, taaso fududeeyn doonta  waraaqaha ay wasaradaha dawladu isku diraan iyo bulshada somalilandba, waxa kale oo aanu hawlgalinaynaa khatkii isku xidhayey shirkadaha Isgaadhsiinta  si cashuurta ku waajibta loola socdo oo looga qaado.”Ayuu yidhi

Wasiirka Boosaha oo la waydiiyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa uu hadalo cadaa lakiin imika oo uu xukumada aanu ka dhex muuqan waxa uu kaga jawaaabay. “Markii aan mucaaridka ahaa dhaliisha madaxweyne siillanyo toos ayaa warbaahinta ugu marin jiray imika oo aan xukumada ka tirsanahayn ee wixii khaldan waan u sheega oo dee dhaliishuna waa toosin.”

Waxa kale oo la waydiiyey in isku xidhka  shirkada ah isgaadhiisnta oo wasiiro ka horeyey isku dayeen in ay isku xidhan ay shaqadodii ka galanfatay marka Malaga ayaaba in adiga shaqadaada ka galaafto waxanu kaga jawaabay siddan. “Haddii aan xilka ku wayayo arrintan aan  fulinayaa waayo waa wajibadkeyega.”Ayuu yidhi

Hargeysa Online

· xaaji on October 10 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>