Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Aroos deegaanka Arabsiyo ka dhacay oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay.

Arabsiyo(Hargeysa Online)deegaan Buuralay ah oo ku yaala waqooyiga magaaladda Arabsiyo ayaa xalay lagu Dilay Afar qof, halka tiroo illaa Sagaal qof gaadhaysana ay ku dhaawacmeen kadib markii Nin Rasaas ku furay dadkii joogay Xafaladda Arrooska.

Dadka dhintay laba waa Rag labana waa Haween hase yeeshee illaa hada tirade Dadka dhaawaca ah lama sugin deeegaanka Mashaqadu ka dhacday oo ah Dhul go’doon ah oo jidku xun yahay.

Dad Hargeysa Onlin la xidhiidhay ayaa u xaqiijiyay ninka Rasaasta furray in ahaa nin caafimaad ahaan aan wanaagsanayn isla markaana waxa ay sheegeen in Qoriga uu ka qaaday nin rasaas damaashaad ah u ridiyay Arooska.

 

· abdi on October 13 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>