Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waftigii Xukuumada Ee Socdaalka Ku Joogay Qaahira Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Waxbarashada Dalka Masar.

35qaahira.jpgWasiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Waxabarshada Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa kulan socday muddo saacad iyo badh ah xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka waxabarshada sare ee dalka Masar Al- Daktoor Husam Ciisa oo uu waheliyo ah wakiilka madaxa qaybta Mission ka wax barashada iyo dhaqanka ee dalka Masar Al-staad Dr. Mahamed Samir Xamse. Kulankaasi oo ahaa kulan aad u mihiim ah waxaa lagu soo qaaday, isla markaana lagaga wada hadlay arrimo khuseeya waxbarashada iyo xaalada ardayda reer Somaliland ee wax ka barta dalka Masar iyo mashaakilka ka haysta sidii loo xalin lahaa iyo sidii loo heli lahaa deeqo waxbarasho. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee Wasaarada Khaarajiga Somaliland, ayaa Wasiirka arrimaha dibedda iyo Wasiirka waxbarashada Somaliland ay u bandhigeen arrimo ku saabsan deeqda waxbarasho ee dalka Masar u siiyo Somaliland, taas oo ardaydii ugu horeysay oo 10 arday ah ay dhawaan tagi doonaan dalka Masar oo Wasiirka wax barashada sare ee dalka Masar balan qaaday in ay si dhakhso ah ay dalkooda iman doonaan, iyagoo ku socdaalaya Baasaboorka Somaliland. Dhinaca kale waxaa wasiirka waxbarashada sare ee Masar balan qaaday in Masar ay Somaliland siin doonto deeqo waxbarasho oo u gaar ah Somaliland. Kulankan oo ku dhamaaday jawi dagan iyo is afgarad buuxa ayaa waxa uu ka dhacay xafiiska Wasiirka waxbarashada sare ee dalka Masar, iyadoo weftiga Somaliland ee u hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibeddu ay balamo dhawr ah oo kale la leeyihiin laamaha kale duwan ee dawlada. Warsaxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:- Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mr Mahamed Bixi Yunis iyo Wasiirka Waxabarshada   Marwo Zam Zam Cabdi Adan kulan qatay sacad iyo badh layeesheen wasiirka  waxabarshada sare ee wadankan masar Macaali AL Daktoor  .Husam ciisa oo uu  waheliyo ah wakiilka  madaxa qaybta Mission ka wax barashada iyo dhaqanka ee dalka masar Alstaad Dr. Mahamed Samir xamse.  Kulankaasi oo ahaa kulan aad u mihiim ah waxaa lagu soo qaaday lagana wada hadlay arrimo khuseeya wax barashada iyo xaalada ardayda reer somaliland ee ku dhaqan dalkan iyo mashaakilka ka haysta si loo xalin lahaa iyo sidii loo heli lahaa deeqo wax barasho oo hor leh . Waxaa wasiirka arrimaha dibedda iyo wasiirka wax barashada somaliland ay u bandhigeen arrimo ku saabsan deeqda wax barasho ee dalka Masar u siiyo somaliland taas oo ardaydii ugu horeysay oo 10 ah ay dhawaan iman donaan dalka Masar oo wasiirka wax barashada sare ee dalka Masar balan qaaday in ay si dhakhso ah ay dalka iman donaan iyaga oo ku socdaalaya Basaboorka somaliland. Dhinaca kale waxaa wasiirka wax barashada sare ee Masar balan qaaday in Masar ay Somaliland siin doonto deeqo wax barasho oo u gaar ah Somaliland Kulankan oo ku dhamaaday jawi dagan iyo is afgarad buuxa wuxuu ka dhacay xafiiska wasiirka wax barashada sare ee dalka maser iyada oo wafdiga somaliland ee u hogaaminayo wasiirka arrimaha dibeddu ay balamo dhawr ah oo kale la leeyihiin lamaha kale duwan ee dawlada Masar iyo ururka jaamicada carabta waxaa wafdi somaliland ka ambabixi donaan Cairo maalinta isniinta ee soo socota”.

· abdi on October 28 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>