Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Diyaaradaha Drone-Ka Ee Maraykanka Ku Laysay Meel U Dhaxaysa Jilib Iyo Baraawe.

al-shabaab_somalia1.jpgWeerar dhinaca cirka ah oo lagu qaaday Koonfurta Somalia ayaa lagu dilay saraakiil sarsare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab, sida ay sheegeen dad goob jog ahi. Weerarkan ayaa lagu burburiyey gaadhi ay kooxdaasi ku safrayeen meel u dhaxaysa magaalooyinka Jilib iyo Baraawe, oo ah fadhiisimada ugu weyn kooxda al-Shabab. Dad ku sugan Jilib oo 75 Miles waqooyi ka xigta Kismaayo iyo ilo laga helayo milatariga Kenya ayaa xaqiijinaya in weerarkaasi ay gaysatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone-ka loo yaqaan ee Maraykanka, isla markaana ay dishay laba hogaamiye oo ka tirsan Al-shabaab. “Shalay galab waxa aan maqlay qarax weyn iyo diyaarada drone-ka oo duulaysa, ugu yaraan laba dagaal yahan ayaa ku dhintay” Sidaasi waxa yidhi Xassan Nuur oo ka tirsan dadka deegaanka, unna waramayey Reuters, kaas oo intaa ku daray “Waxaan goobjoog u ahaa Gaadhi Suzuki ah oo gubanaya, waxaana goobta soo gaadhay rab badan oo al-shabaab ah si ay u arkaan oo ay u qaadaan hadhaaga maydkooda”. “Waxa uu ahaa Gantaal culus oo diyaarada drone-ku soo riday. Gawaadhi badan ayaa goobta marayey balse waxa ay bartilmaameedsatay oo kaliya Suzuki-ga."

Al-Shabab ayaa ah kooxda ugu weyn bariga Afrika ee xidhiidhka la leh Al-Qaeda, waxaanu Maraykanku weerar ay ku guuldaraysteen ay ku qaadeen Baraawe horaantii bishan oo ay ku doonayeen inay ku qabtaan sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo Abdukadir Mohamed Abdukadir, (Ikrima). Hase yeeshee waxa dad deegaanka Baraawe ku nooli ay sheegeen in Ikrima oo ah hogaamiye ka tirsan al-Shabab uu u qaabilsan yahay dhinaca farsamada, badanaana ay ilaaliyaan ku dhawaad 20 nin oo si heer-sare ah u hubaysan. Si kastaba ha ahaate waxa aad u kordhay weerarada iyo la socodka lagu hayo kooxda Al-shabaab tan iyo wixii ka dambeeyey markii Al-shabaab ay qabsatay xarunta ganacsiga ee Westgate ee dalka Kenya oo ay ku dhinteen ugu yaraan 67 qof. Maraykanku waxa uu sanadkii 2008, uu duqayn cirka ah ku dilay Hogaamiyihii Ururka Al-shabaab Aadan Xaashi Cayrow. Sanadkii ka dambeeyeyna waxa weerar cirka ah lagu khaarajiyey Saleh Cali Saleh Nabhan, oo ku eedaysnaa inuu maleegay weeraradii 1998 lagu qaaday Safaaradaha Maraykanku uu ku lahaa Nairobi iyo Tansania iyo Weerarkii 2002 lagu qaaday Hotel iyo Diyaarad magaalada Mombasa.

· abdi on October 29 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired