Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka Duulista Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhinayo Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhinayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlay dhagax dhiga dhismahan cusub ee lagu soo kordhiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay inay dhismahani noqonayo balaadhintii afaraad ee lagu sameeyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaanu yidhi “Maanta waxaanu dhagax dhigaynaa, balaadhin lagu samaynayo terminalka garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, intii ay xukuumada Kulmiye talada dalka haysay waa balaadhintii afaraad ee lagu sameeyey terminalkan, ujeedada loo balaadhinayo waxa weeye in la kordhiyo xadiga dadka ka dhoofaya madaarka ee fadhiisanaya ama ku nasanaya garoonka, taasina waxay ka markhaati kacaysaa inuu kordhayo dhaq dhaqaaqa duulimaadyada ee garoonka caasimada kaas oo wakhtiyadii hore ay ka dhoofi jireen sanadkii 90,000 maantana qorshaha qiyaastayada uu gaadhi doono dad aan ka yarayn nus malyuun,” ayuu yidhi wasiirka duulista iyo hawada Somaliland.

Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland waxa uu sheegay inay dhismahan iska kaashanayaan wasaarada duulista iyo qaar ka mid ah shirkadaha diyaarada waxaanu yidhi ‘balaadhintani waxay noqon doontaa in kordhinayo dhismaha terminalka,waxaanu filaynaa inay korodhiiismadaasi qaadi doonto 100 qof anaga oo rajaynayna in terminalku uu noqon doono mid qaada dhaw boqol oo qof, waxaanu u sahaminaynaa inaanu culaysyadaa ku jabino iyada oo maalinba maalinta ka danbaysa uu kordhayo duulimaadyada garoonka caasimada, dhismahana waxa iska kaashanaya wasaarada duulista iyo shirkadaha diyaaradaha ee Juba,Daallo iyo Afrika.” Ayuu yidhi wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland.

Maxamed Xasan dheere.
Xafiiska Wararka ee Hargeysa Online
Hargeysa Somaliland.

· xaaji on November 09 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired